Friday, March 29, 2024

Madaxaweyne Laftagareen oo markii ugu horeysay qaabilay wafdi ka socday QM (Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Somalia C/casiis laftagareen ayaa maanta kula kulmay xafiiskiisa wafdi ka socda Qaramada Midoobay. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka...

Qaraxyo caawa ka dhacay Baydhabo iyo khasaare nafeed oo ka dhashay

Dhowr qarax ayaa caawa fiidnimadii laga maqlay bartamaha magaalada Baydhabo ee gobolka Bay kuwaasoo khasaare nafeed geystay sida ay sheegayaan warar goor dhow naga...

Guddoomiye Mursal: “Aniga & Laftagareen hadaan Mukhtaar Roobow soo deyn weyno kuraasta aan ku...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa maanta magaalada Baydhaba kula kulmay Odayaasha, Dhalinyarada, Waxgaradka Xillibaanadda Kasoo Jeeda Beesha uu ka dhashay Mukhtaar Roobow. Odayashaa...

Laftagareen oo markii ugu horeysay ka hadlay xariga Roobow & rabshidihii Baydhabo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa markii ugu horeysay ka hadlay rabshadihii ka dhacay Baydhabo iyo xariga Mukhtaar...

Dowlada oo soo bandhigtay xubno katiran Al Shabaab oo la qabtay (Daawo Sawirada)

Ciidanka milatariga Soomaaliya ee ka howlgala degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa Warbaahinta u soo bandhigay sadex nin oo la sheegay in ay katirsan...

Gudoomiye Mursal oo Xal u raadinaya Dhibaatadii ka dhacday Baydhabo (Daawo Sawiro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa kulan la qaatay Waxgaradka Baydhabo si xal looga gaaro dhibaatadii ka...

Madaxweyne Laftagareen oo sameeyay Xil ka qaadistii iyo Magacaabistii ugu horeesay

Madaxweynaha cusub ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Laftagareen ayaa sameeyay xil ka qaadistii iyo magacaabistii ugu horeesay tan iyo markii xilka Madaxweynaha loo...

Al Shabaab oo shaacisay tirada ciidamada Itoobiya uga dileen Weerarkii maanta

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar xoogan oo isugu jiray qaraxyo iyo mid toos ah waxa ay ku qaadeen kolonyo gaadiid ah ay...

Qarax Khasaaro geestay oo caawa ka dhacay Baydhabo iyo faah faahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in caawa halkaasi uu ka dhacay qarax dhaliyay khasaaro isugu...

Weerar culus oo ciidamo Itoobiyaan ah saaka ku qabsaday duleedka Buur-hakaba

Xoogaga Al-Shabaab ayaa saaka weerar culus oo dhabo gal ah ku qaaday kolonyo ciidamo Itoobiyaan ah oo marayey duleedka degmada Buur hakaba ee Gobalka...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs