Thursday, October 21, 2021

Oday iyo wiil 12 jir ah oo la dilay iyo Al-Shabaab oo lagu eedeeyey

Koox hubeysan ayaa duhurnimadii maanta laba qof oo rayid ah ku dilay degaanka Maareeyaha oo ku yaalla inta u dhaxeysa degmooyinka Xudur iyo Ceelbarde...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalo culus oo ka dhacay Magaalada Marko

Dagaalo culus ayaa la soo sheegayaa iney xalay ka dhaceen degaano ku yaalla duleedka magaalada Marko ee gobolka Sh/hoose kuwaasoo dhexmaray ciidamada xoogga dalka...

Sidee looga ciiday degaanada Al-Shabaab oo ay ku jirto degmada Ceelbuur? (Daawo Sawirro)

Degaanada ay gacanta ku heyso Kooxda Al-shabaab ee koonfurta iyo bartamaha Somalia ayaa maanta si weyn looga dabaaldegayaa munaasabada Maalinta koowaad ee Ciidul adxaa Magaalada...

(Daawo Sawirro) Ciidamo uu horkacayo Jen. Caanood oo howlgalo ka wada magaalada Marko

Ciidamo uu hogaaminayo abaanduulihii xilka laga qaaday ee ciidanka XDS Jen. C/llaahi Cali Caanood oo shalay gaaray magaalada Marko ee gobolka Sh/hoose ayaa magaaladaas...

Qaraxyo culus oo laga maqlay Magaalada Marko iyo Wararkii ugu dambeeyey

Qaraxyo khasaare dhaliyay ayaa ka dhacay Magaalada Marko ee xarunta gobolka Sh/hoose wax yar ka dib markii ay saaka Ciidamada dowladda Soomaaliya oo aad...

Ciidamo uu hogaaminayo Abaanduulihii xilka laga qaaday oo gaaray Magaalada Marko

Saaka aroornimadii ayaa ciidamo fara badan oo uu wato abaanduulihii xilka laga qaaday Jen. C/llaahi Cali Caanood waxay gaareen magaalada Marko ee xarunta gobolka...

Ciidan uu watay Jen. Caanood lagu qarxiyey gobolka Shabeelaha hoose

Qarax Miino ayaa duhurnimadii manta ka dhacay Jiiro Gaaljecel oo u dhaxeysa Lambar 60 iyo Shalambood oo ka tirsan gobola Sh/hoose kaasoo lala eegtay...

Hotel ku yaalla degmada Baraawe oo la weeraray iyo Al-Shabaab oo sheegatay

Iska horimaad culus ayaa xalay ka dhacay degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose kaasoo dhexmaray ciidamada dowlada ee halkaas ku sugan iyo dabley ka tirsan...

Saraakiil katirsan Al Shabaab oo Howlgal lagu dilay (Akhriso Magacyada)

Howlgal ciidanka Milatariga Soomaaliya ka sameeyeen duleedka Degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa la sheegay in lagu dilay saraakiil katirsan dagaalyahanada Al Shabaab. Saraakiil...

Shaqaale ka tirsan heyadda bisha cas oo lagu afduubtay duleedka magaalada Baydhabo

Dabley hubeysan ayaa shaqaale ka tirsan Hay’adda Bisha Cas ee Soomaaliyeed waxay gelinkii dambe ee maanta ka afduubteen meel y dhaxeysa magaalada Baydhabo iyo...

News in English

The Ballot or the Bullet: The Case of the Somali region

Ethiopia is notorious with authoritarian rulers who isomorphically mimic their predecessors with iron fist rule. Ethiopia as a hegemonic state in the region has...

Xulka Allbanaadir