Thursday, March 28, 2024

Golaha Wasiirada cusub ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la ansixiyay

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo ayaa la horgeeyay golaha Wasiirada maamulkaasi uu dhawaan soo magacaabay Madaxweyne...

Dal Afrika kuyaala oo Maxkamad gaar ah u sameesanaya falalka Musuq maasuqa

Dowlada Koonfur Afrika ayaa sameesaneysa Maxkamad gaar ah oo loogu tala galay in la saaro dadka loo heesto dambiyada la xariira musuq maasuqa iyo...

Shacab Khasaare ka soo gaaray duqeymihii ka dhacay Sh/hoose (Daawo Sawirro)

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan khasaare nafeed oo ka dhashay dayuurado dagaal oo xalay saqdhii dhexe duqeymo ka geystay degaano ka tirsan gobolka...

Duqeymo dhinaca cirka ah oo ka dhacay degaano ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose

Dayuurado dagaal ayaa xalay Saqdhii dhexe duqeymo ka geystay saldhigyo ay kooxda Al-Shabaab ku leeyihiin degaano ka tirsan gobolka Sh/hoose. Saldhigyo la duqeeyey ayaa waxay...

Wasiir dhawaan iska casilay Maamulka Koonfur Galbeed oo Go’aankiisi hore Badelay !!

Waxaa dhawaan Golihii Wasiirada uu magacaabay Madaweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iska casilay labo Wasiir, kuwaa oo is casilaadooda ku sheegay in xilalka la...

Kumaandooska Somalia iyo Kuwa Mareykan ah oo Weerar cir iyo dhul ah ku qaaday...

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo taageero ka helayay ciidamo Mareykan ah ayaa xalay weerar isugu jiray cir iyo dhul waxa ay ku qaadeen deegaanka Baladul...

Qarax goor dhow ka dhacay Baydhabo iyo faahfaahino ka soo baxaya

Qarax ayaa goor dhow oo fiidnimadii caawa ah waxaa uu ka dhacay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay kaasoo daryankiisa laga maqlay qeybo ka mid...

Masuuliyiin ku dhaawacmay dagaal xalay ka dhacay degmada Qoryooley

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya weerar xalay dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen degmada Qoryooley ee Gobolka Sh/hoose, kaasoo ay ku dhaawacmeen masuuliyiin ka...

Wasiirkii Labaad oo katirsan Maamulka Koonfur Galbeed oo is casilay

Wasiirkii labaad oo katirsan Wasiirada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya uu shalay soo magacaabay Madaxweynaha maamulkaasi ayaa shaaca ka qaaday in xilka loo magacaabay uu...

Mid kamid ah Wasiiradii uu Magacaabay Madaxweynaha K/Galbeed oo Caawa is casilay

Wareegto maanta kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa lagu dhameestiray Golaha Wasiirada uu yeelanayo Maamulka uu hogaamiyo. Xildhibaan Cabdisalaan...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

(Daawo) Ma jeclaan laheyd in lagu caawiyo haddii ay kula soo...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs