Friday, March 29, 2024

Maraykanka oo markii ugu horeysay liiska argagaxisada ku daray ciidamada dal kale

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay inay koox argagaxiso u aqoonsadeen Ciidamada Jamhuuriga ee Iran, waana markii ugu horeysay oo uu Maraykanka ciidamada...

Xayawaan laga daad gureeyay magaalo dadkeeda Go’doon ku jiraan !! (Daawo Sawirada)

Xayawaan badan oo ku xareesnaa keyn kutaala magaalada Gaza ee dhulka Falastiin ayaa halkaasi laga daad gureeyay, waxaana xayawaankaasi loo qaaday Keyn kale oo...

Madaxweyne Lafta Gareen oo magacaabay Taliyaal Ciidan (Akhriso Magacyada)

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa lagu magacaabay taliyaal ciidan uu yeelanayo maamulkaasi. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Wareegtada kasoo...

Maamulka K/Galbeed oo go’aan ka gaaray xisbiyada siyaasadeed ee dalka (Akhriso)

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arimaha Gudaha, dib uhishiisiinta iyo dowladaha hoose maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu hakiyay ilaa amar dambe Xisbiyada...

Xaalad adag oo soo wajahday Qaxootiga Siiriya ee ku nool dalka Denmark

Laanta Socdaalka ee dowlada Denmark ayaa diiday inay sharciga u cusboneysiiso qaxootiga sharcigooda ku meel gaarka uu ka dhacay ee ka soo jeeda dalka...

Howlgal Ciidamo Huwan ah ka fuliyeen Sh/Hoose oo khasaaro dhaliyay (Daawo Sawirada)

Wararka ka imaanaya deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay rasaas xoogan lagu furay gaari caasi ah oo la sheegay in...

Dayuuradii ugu horeysay oo ka degtay garoonka cusub ee degmada Baraawe (Sawirro)

Garoonka Dayuuradaha cusub ee degmada Baraawe oo mudooyinkan dhisme uu ka socday ayaa waxaa maanta ku degtay Dayuuradii ugu horeysay oo nooceedu yahay Fokker. Garoonka...

Ciidamada Xoogga dalka oo Weeraray fariisin ay lahaayeen dagaalyahanada Al-Shabaab

Wararka ka imaanaya degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Ciidamada Xoogga dalka ay weerar ku qaadeen maanta fariisin ay Al-Shabaab ku leeyihiin...

Dedaaladii sii deynta Mukhtaar Roobow ee IGAD & Siyaasiyiinta K/Galbeed oo guuldareystay

Waxaa fashil iyo guuldarro kuo dhammaaday shirar iyo dhaqdhaqaaqyo ka socday magaalada Nairobi oo la doonayey in lagu sii daayo wadaadka Mukhtaar Roobow Cali...

Xaguu ku Dambeeyay Xaalka Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur?

Waxaa magaalada Baydhabo 13-kii bishii December laga soo xiray Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur, oo mar kamid ahaa Hogaanka ugu sareeya ee kooxda...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs