Thursday, March 28, 2024

Ciidamada Danab oo saakay la wareegay deegaano Al Shabaab maamulayeen

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee loo yaqaan Danab ayaa saakay howlgalo ka fuliyay deegaano kuyaala duleedka magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose. Sida aan wararka...

Sargaal kasoo goostay Al Shabaab oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)

Sargaal la sheegay in uu kasoo goostay dagaalamayaasha Al Shabaab ayaa lagu soo bandhigay Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay , kadib markii uu isku...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo si adag uga hadlay dadkii lagu laayay Gaalkacyo

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/ Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtey Magaalada Baydhabo ayaa si kulul uga hadlay...

Wasiirka Gaashaandhiga oo Baydhabo tababar uga furay Boqol askari (Daawo Sawirro)

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Safiirka Ingiriiska ayaa maanta si rasmi ah u furey xero lagu tababarayo ciidanka Xoogga Dalka oo dowladda ingiriiska ka hergalisey...

Masuuliyiin kormeeray degaan dhowaan laga saaray Al-Shabaab (Daawo Sawirro)

Masuuliyiin uu ka mid ahaa Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose Ibraahim Aadan Cali Najax iyo Saraakiil ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed ayaa kormeer ku tagay degaanka...

AMISOM oo shaaciyay in ay qabteen Xubno katirsan Al Shabaab oo weerar …

War qoraal ah oo kasoo baxay taliska Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa lagu sheegay in ay gacanta ku dhigeen labo xubnood oo katirsan Al...

Sargaal kasoo goostay Al Shabaab oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada) 

Waxaa degmada Bardaale ee gobolka Baay lagu soo bandhigay nin la sheegay in uu katirsanaa saraakiisha Al Shabaab ee ka dagaalanta gobolada Baay iyo...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay Wasiiro cusub (Akhriso)

Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Sadex Wasiiro dowlo oo kamid noqonaya golaha...

Al Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig ay leeyihiin Milatariga Soomaaliya

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa xalay saqdii dhaxe weerar culus waxa ay ku qaadeen saldhig ciidanka Milatariga Soomaaliya ku leeyihiin...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Laftagareen & danjire Ben Fender? (Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Maanta Magaalda Baydhabo ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben Fender oo...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

(Daawo) Maxaad jeclaan laheyd in laguu qabto haddii ay kula soo...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs