Thursday, April 25, 2024

Wararkii ugu dambeeyey Madaafiic dhimasho sababay oo lagu weeraray Magaalada Marko

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan tiro madaafiic ah oo maanta lagu weeraray Magaalada Marko ee gobolka Sh/hoose wax yar ka hor inta uusan...

RW Khayre oo si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey Magaalada Marko (Sawirro)

-Madaxweynaha Koonfur Galbeed, wasiirro, xildhibaanno, mas’uuliyiinta gobalka Shabeellada Hoose iyo dadweyne kale ayaa Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, iyo...

Raisul Wasaare Khayre oo labo arrimood ku amaanay shacabka Koonfur Galbeed (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo ka qayb galay musaanabad sagootin ah oo wafdiga uu hoggaaminayo loogu sameeyay magaalada Baydhabo,...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalo culus oo ka dhacay duleedka Magaalada Marko

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo xalay duleedka Magaalada Marko ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose ku dhexmaray Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab. Dagaalka...

Sargaal la sheegay in uu kasoo goostay Al Shabaab oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)

Sargaal la sheegay in uu kasoo goostay kooxda Al Shabaab ayaa lagu soo bandhigay magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ,kadib markii uu isku...

Kheyre oo Dhagax dhigay Mashaariic laga hirgalinayo Xudur (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Xudur ee xarunta gobalka Bakool ka dhagax dhigay dhismayaasha Isbitaalka guud ee...

Daawo Sawirada : Ciidamo loo diyaariyay in Al Shabaab ka saaraan deegaano ay heestaan

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqasho ugu tegay ciidamada xoogga dalka ee qeybta ka qaatay xoreynta Xudur,...

Kheyre oo hal arin ku amaanay dadka kunool magaalada Xudur (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo bulshada Xudur kala qayb galay munaasabad ay kusoo dhaweynayeen wafdiga uu hoggaaminayo ayaa sheegay...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo la kulmay Gudoomiyaal Degmo iyo Odayaal (Daawo Sawirada)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda  Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Xudur kula kulmay Gudoomiyaasha degmooyinka Gobolka Bakool iyo Odayaasha dhaqanka, ayaa ka xog wareystay...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo goordhaw si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada …

Waxaa goordhaw magaalada Xudur ee caasimada gobolka Bakool gaaray Ra'isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayay . Wafdiga Ra'isul Wasaaraha...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs