Monday, January 20, 2020

Muxuu Abaanduulaha cusub ee XDS ku soo arkay furumaha dagaalka ee Magaalada Marko? (Daawo...

Abaanduullaha cusub ee ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Odowaa Yuusuf Raage oo uu wehliyo Taliyaha Guutada 14-ka Oktoobar  iyo saraakiil kale, ayaa booqday furumaha...

Marxuumad Haajira Cali Aadan oo aas Qaran loo sameeyey & Khayre oo ka qeyb...

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo xubno ka tirsan golihiisa Wasiiradda ayaa ka qeyb galay aas Qaran oo maanta Magaalada Baydhabo loogu sameeyay...

R/Wasaare Kheyre oo gaaray Baydhabo kana qeyb galaya Aas halkaasi ka dhacaya

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ay wehliyaan xubno katirsan Golaha Wasiirada ayaa gaaray magaalada Baydabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed...

Wiil uu dhalay Wasiiru Dowlihii hore ee Madaxtooyada Soomaaliya oo dagaal lagu dilay

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar culus waxa ay ku qaadeen fariisimo ciidanka dowlada Soomaaliya ku lahaayeen degmada Afgooye, waxaana weerarkaasi ka dhashay...

Faahfaahino ka soo baxaya dagaal khasaare geystay oo ka dhacay degmada Afgooye

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya weerar culus oo xalay gelinkii dambe xoogag ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose. Weerarka ayaa lala...

Dagaal Culus oo caawa ka dhacay magaalada Marka iyo Wararkii ugu dambeeyay

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa caawa weerar xoogan waxa ay ku qaadeen fariisimo ciidanka Milatariga Soomaaliya ku leeyihiin magaalada Marka...

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn dhinaca cirka ah

Taliska Mareykanka qeybtiisa Africa ee loo soo gaabiyo AFRICOM ayaa war qoraal ah oo ay soo saareeen waxaa ay ku sheegeen in duqeyn ay...

Saraakiil British ah oo tababaray boqolaal ka tirsan ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed

Saraakiil ka tirsan Ciidanka UK oo ku sugan Soomaaliya ayaa tababar u soo xiray ciidan ka badan 500 askari oo loogu tala galay inay...

Al-Shabaab oo sanad ka dib soo bandhigtay Weerarkii Bariire & gaadiid ay ku qabsatay...

Mu'asasada Al-kataa'ib oo ah koox warbaahinta u qaabilsan Al-Shabaab ayaa baahisay muuqaal ay ku soo bandhigeyso weerarkii bishii August ee sanadkii hore ka dhacay...

Oday iyo wiil 12 jir ah oo la dilay iyo Al-Shabaab oo lagu eedeeyey

Koox hubeysan ayaa duhurnimadii maanta laba qof oo rayid ah ku dilay degaanka Maareeyaha oo ku yaalla inta u dhaxeysa degmooyinka Xudur iyo Ceelbarde...

LAST WEEK NEWS

Turkish workers wounded in deadly al-Shabab car bombing

At least four people have been killed and 15 others wounded in a suicide car bomb attack claimed by the al-Shabab group near the...