Friday, March 29, 2024

Sh/hoose: Nin la sheegay inuu Saaxir ah ahaa oo xukun toogasho ah lagu fuliyey

Fagaare ku yaalla degaan aan magaciisa la sheegin oo hoos taga degmada Qoryooley ee gobolka Sh/hoose ayaa maanta gelinkii dambe lagu dilay nin lagu...

Raisul Wasaare caan ah oo Maxkamad la soo taagay & Musuq loo heysto (Sawirro)

Maxkamadeyn la xiriirta kiis musuqmaasuq ah oo ka dhan ah ra’iisul-wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa furantay maanta oo Axad ah. Waa ra’iisulwasaarihii ugu horreeyey ee...

Wararkii ugu dambeeyey shacab ku dhamaaday qaraxii ka dhacay Baydhabo

Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhimatay, ku dhowaad 20 kalena wey ku dhaawacmeen qarax galabta ka dhacay magaalada Baydhabo. Qaraxa ayaa ka dhacay meel...

Qarax goor dhow ka dhacay Baydhabo iyo faahfaahino laga helayo

Qarax ayaa la soo sheegayaa inuu goor dhow oo galabnimadan ah ka dhacay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay. Sida wararku sheegayaan qaraxa oo aan la...

Guddoomiye Baarliin Xaaji Buulle oo lagu dilay qarax loogu aasay hoygeeda afaafkiisa

Guddoomiyihii Ururka Haweenka Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay ayaa la soo sheegayaa in lagu dilay qarax saaka ka dhacay degmada Diinsoor sida wararku nagu...

Dayuurad xamuul ah oo ku dhacday garoonka Berdaale ka dib gantaal lala helay

Wararka ka imanaya magaalada Bardaale ee Gobolka Baay ayaa sheegaya inuu dayuurad yar oo kuwa xamuulka qaado ah lagu soo riday garoonka diyaaradaha ee...

Qarax saaka ka dhacay Magaalada Marko iyo faahfaahino ka soo baxaya

Qarax ayaa la soo sheegayaa inuu saaka ka dhacay magaalada Marko ee gobolka Shabeellaha hoose kaasoo jugtiisa laga maqlay xaafadaha magaalada intooda badan. Wararka ayaa...

Faahfaahin: Qaraxyadii saaka ka dhacay Baraawe & Al-Shabaab oo War ka soo saartay

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan qaraxyadii saaka lagu weeraray saldhiga ciidamada AMISOM ku leeyihiin degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose. Labo gaari oo laga soo...

Idaacad kutaala Baraawe oo amar layaab leh lagu soo rogay iyo masuul kahor yimid...

Maamulka magaalada Baraawe ee caasimada Koonfur Galbeed ayaa ku amray idaacad kutaala magaaladaasi in ay joojiso in ay wararka iyo barnaamijyada kale ee ka...

Weriye ka tirsan Idaacadda VOA oo la dhigay xabsiga Magaalada Baydhabo

Ciidamada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa la sheegay iney xabsiga u taxaabeen wakiil wareedkii Idaacadda Codka Mareykanka (VOA) ee magaaladaas Mukhtaar Maxamed Catoosh. Wararka ayaa...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs