Thursday, April 25, 2024

Ciidanka DF oo dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab, kuwo kalena nolol ku qabtay

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in howlgal balaaran oo ay ka fuliyeen degaanka Aw-diinle oo qiyaastii magaalada Baydhabo u jira 30km ay ku...

Wasiiro xil ka qaadis lagu sameeyey iyo kuwo cusub oo la Magabaacay (Magacyada)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa xilka ka qaaday qaar ka mid ah Golihiisa Wasiirada isagoo kuwa cusubna  magacaabay. Wareegto ka...

Labo qarax oo caawa ka dhacay Guri uu degan yahay Sarkaal ka tirsan ciidanka...

Degmada Wanle-weyn ee gobolka Shabeellaha hoose wararka naga soo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in caawa halkaas ay ka dhaceen qaraxyo xoogan oo Khasaaro geystay. Ugu...

(Sawirro) Maxaa ka jira in Meydadka dad u dhintay COVID-19 lagu gubay Hargeysa?

Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland wararka naga soo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in halkaas lagu gubay Meydadka dad la sheegay iney u dhinteen...

Muuse Biixi oo dalab niyad jab abuuray hor dhigay shirka Jabuuti (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbad uu ka jeediyey munaasabada  furitaanka shirka Soomaaliya iyo Somaliland ee ka dhacday dalka Jabuuti. Muuse Biixi ayaa beesha...

Dagaalo ka dhacay gobolka Sh/hoose iyo faahfaahino ka soo baxaya

Degaanada Aw-dheegle iyo Bariire oo ka tirsan gobolka Sh/hoose ayaa la soo sheegayaa inuu dagaal ku dhexmaray xalay ciidamadda Dowladda iyo degaalyahano ka tirsan...

Dowlad goboleed dib u furaya goobihii Waxbarashada ee loo xiray COVID-19

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (lafta-gareen) oo ku sugan Degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa ka hadlay caqabadaha waxbarasho ee xiligan...

Laftagareen & wafdi uu horkacayo oo si weyn loogu soo dhoweeyey Xudur (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya , Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Xuddur ee Caasimadda...

Dibed-baxayaasha Maraykanka oo iloobay hal arrin oo naftooda halis ku ah

Saraakiisha Caafimaadka Mareykanka ayaa ka digay in cudurka COVID-19 uu mar kale laba kacleyn karo ka dib banaanbaxyo ka dhacay qeybo badan oo Mareykanka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs