Wednesday, April 24, 2024

Lafgareen oo guddoomiye cusub u magacaabay Maamulka gobolka Sh/hoose

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafgareen) ayaa xilka ka qaaday Gudoomiyihii gobolka Sh/hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) Wareegto ka soo baxday xafiiska...

RW ku-xigeenkii hore ee Somalia oo ka degay Hargeysa ka dib cafis uu u...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa gaaray Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland, halkaasoo si weyn loogu dhaweeyay. Maxamed Cumar...

Weerar qaraxyo ku bilowday oo lagu qaaday saldhig ay leeyihiin Milateriga Somalia

Dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa saaka waaberigii weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada xoogga dalka ee ka howlgala degaanada Koonfur galbeed ku leeyihiin degmada...

Madaxweyne Laftagareen oo wareegto ku Magacaabay la taliye cusub (Akhriso)

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Mohamed Lafta-gareen ayaa magacaabay la taliyihiisa cusub ee Arrimaha horumarinta dhaqaalaha. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Laftagareen ayaa...

Somaliand oo Hakisay Duulimaadyadii Hargeysa ku tagi jireen Diyaaradaha FLY Dubai iyo Air Arabia

Somaliland ayaa War ka soo saartay sababaha keenay in shaqada laga joojiyo shirkado dayuuradeed oo caalami ah kuwaasoo dhowaan ay shaqo shaqo joojin ku...

Lafta-gareen oo qaabilay Wakiilada QM, Midowga Yurub, IGAD & Midowga Afrika (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo kuso dhoweeyey Wafdi uu Hogaaminayey Wakiilka Qaramada Midoowey uqaabilsan Arimaha Soomaaliya...

Ciidanka Milateriga oo degaan cusub kala wareegay Al-Shabaab ka dib dagaal dhexmaray

Ciidanka Xoogga dalka ee ka howlgala degaanada Maamulka Koonfur galbeed iyo xoogaga Al-shabaab kala wareegay degaan ka tirsan Gobolka Bay ka dib dagaal dhexmaray. Dagaalka...

Dab caawa qabsaday qeybo ka mid ah Suuqa ganacsiga degmada Wanle-weyn (Sawirro+Video)

Dab ayaa la soo sheegayaa inuu caawa ka kacay qeybo ka mid ah Suuqa degmada Wanla-weyn ee gobolka Sh/hoose sida ay sheegayaan wararka naga...

(Sawirro) Taliyaha Booliska DF oo Baydhabo gaaray, kana hadlay ujeedka safarkiisa

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) iyo wafdi saraakiil ah oo uu hogaaminayo oo ah saraakiil sare oo ka tirsan taliska...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs