Saturday, April 20, 2024

Ciidamo British ah oo tababar u xiray Saraakiil ka tirsan Milateriga Somalia (Sawirro)

Saraakiil gaaraya boqol oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Somalia ayaa maanta waxaa loo soo xirey tababar ay hoggaaminayaan ciidamo Ingiriis ah, kuwaasoo xarun...

Madaxweyne Deni oo la kulmay Wafdi uu hogaaminayay Tim Filip (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hayádda laanqayrta cas ee ICRC oo uu hogaaminayo Madaxa Hay’addaas...

Ciidamada dowlada oo howlgal gaadmo ah ku dilay Dagaalyahano katirsan Al Shabaab

Ciidanka milatariga Soomaaliya gaar ahaan guutada 14-ka oktoobar ayaa howlgal qorsheesan ay ka fuliyeen tuulooyin hoostaga Deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Xoogan oo dhaxmaray Ciidamada Dowlada iyo kuwa Al Shabaab

Wararka ka imaanaya deegaanka Daynuunay ee duleedka magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in halkaasi ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada dowlada iyo kuwa...

Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo ka dhacay Suuq ku yaalla Baydhabo (Sawirro)

Qarax geystay khasaare xoogan ayaa goor dhow oo duhurnimadii ah ka dhacay Suuqa lagu iibiyo Qaadka ee magaalada Baydhabo. Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxa...

Ciidamo gaar ah oo loo tababaray maamulka Koonfur Galbeed (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa tababar usoo xiray ciidamado kamid noqonaya kuwa gaarka ah ee maamulka Koonfur...

(Sawirro) Shacab taageero u muujinaya Falastiiin oo dibad baxyo ka bilaabay Yurub

Magaalooyin ka tirsan Yurub, dadweyne fara badan ayaa socod ku maray wadooyinka iyagoo taageero u muujinaya Falastiiniyiinta. Magaalada Paris Booliska ayaa sunta dadka ka ilmaysiisa...

Sidee maanta looga ciiday Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Mudane Cali Saciid fiqi ayaa Salaada Ciidul Fidriga Madaxtooyada...

Wakiilo katirsan Beesha Caalamka oo tagay Baydhabo lana kulmay Lafta Gareen (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed gaaray Wakiilo katirsan beesha caalamka oo hogaamineysay  Kuxigeenka Koowaad ee wakiilka gaarka ah...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs