Friday, March 29, 2024

Mareykanka oo Shaaciyay Khasaaraha ka dhashay Duqeyn ay ka fuliyeen Deegaanka Yaaq Baraawe

War kasoo baxay taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in weerar dhinac cirka ah ku bartilmaameedsadeen dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo ku...

Fatahaad & daadad iswata oo saameeyey xaafado ka tirsan deg. Afgooye (Sawirro)

Webiga shabelle ayaa fatahaad ka sameeyay degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose iyo tuulooyinka hoos yimaada saacadihii ugu dambeeyey. Fatahaada webiga ayaa si weyn u saameysay...

Laftagareen oo xariga ka jaray Mashaariic laga hirgeliyey Magaalada Marko (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfurgalbeed Soomaaliya C/casiis Laftagareen  ayaa maanta gaaray magaalada Marko ee gobolka Sh/hoose, isagoo xariga ka jaray mashaariic hormarineed oo uu Maamulka...

Mid ka mid ah Magaalooyinka Somalia oo laga mamnuucay Mooto bajaajka

Magaalada Baydhabo waxa maanta ka dhaqan galay go’aan boolisku ku mamnuucay muddo saddex maalmood ah in lagu dhex kaxeeyo magaalada mootada loo yaqaano Bajaajta. Talaabadan...

Al Shabaab oo soo bandhigtay Meydka askari katirsan ciidanka Gaashaan iyo Hubkiisa (Daawo Sawirada)

Al Shabaab ayaa fagaare kuyaala deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeelaha Hoose kusoo bandhigtay meydka askari katirsanaa ciidanka sida gaarka ah u tababaran oo labo...

Guddoomiye Mursal: “Koonfur Galbeed oo Maqan Ma jiri karo Baarlamaan la dhaariyo”

Guddoomiyaha Baarlamanka xiligiisu dhamaaday ee Somalia Max'ed Mursal Shiikh C/raxmaan oo caawa shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay khilaafka iyo ismari...

Dedaaladii sii deynta Mukhtaar Roobow ee IGAD & Siyaasiyiinta K/Galbeed oo guuldareystay

Waxaa fashil iyo guuldarro kuo dhammaaday shirar iyo dhaqdhaqaaqyo ka socday magaalada Nairobi oo la doonayey in lagu sii daayo wadaadka Mukhtaar Roobow Cali...

Dowlada Somalia oo shixnad Daawo ah ka dejisay Magaalada Baydhabo (Daawo Sawrro)

Wasiirka Tamarka iyo khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Soomaaliya iyo wafdi la socday ayaa deeq Daawo ah gaarsiiyey magaalada Baydhabo oo shalay Al-Shabaab ay labo...

Dowlada Federaalka oo la sheegay in fara galin ku heyso doorashada Koonfur Galbeed

Koonfur Galbeed waxaa ka taagan xiisad siyaasadeed oo ka dhalatay doorashada Madaxweynaha maamulkaasi oo dhoor mar dib u dhacday iyo fara galin la sheegay...

Khilaaf soo kala dhex galay Laftagareen & Ciidanka Itoobiya ee ku sugan Baydhabo

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay khilaaf meel adag maraya ayaa soo dhex galay ciidamada Itoobiya ee...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs