Friday, April 19, 2024

Qarax goor dhow ka dhacay Baydhabo iyo faahfaahino ka soo baxaya

Qarax ayaa goor dhow oo fiidnimadii caawa ah waxaa uu ka dhacay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay kaasoo daryankiisa laga maqlay qeybo ka mid...

Waa sidee caawa xaaladda Magaalada Baydhabo ? (Wararkii ugu dambeeyey)

Waxaa yara degan caawa xaalada magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ka dib markii ay hareeyeen rabshado maalintii sadexaad galay oo looga soo horjeeday xariga...

Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay gobolka Shabeelaha hoose

Sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya degaanka Lambar 60 ee gobolka Sh/hoose qarax ayaa lala eegtay ciidamo ka tirsan militariga Soomaaliya oo marayay...

Kheyre oo Dhagax dhigay Mashaariic laga hirgalinayo Xudur (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Xudur ee xarunta gobalka Bakool ka dhagax dhigay dhismayaasha Isbitaalka guud ee...

Daawo Sawirada: Taliye Indha Qarshe oo booqday deegaan Al Shabaab dhawaan laga saaray

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe iyo saraakiil kale oo ciidanka xooga kamid ah ayaa maanta booqday deegaanka Dhanaane...

Qaraxyo culus oo laga maqlay Magaalada Marko iyo Wararkii ugu dambeeyey

Qaraxyo khasaare dhaliyay ayaa ka dhacay Magaalada Marko ee xarunta gobolka Sh/hoose wax yar ka dib markii ay saaka Ciidamada dowladda Soomaaliya oo aad...

Ciidan uu watay Jen. Caanood lagu qarxiyey gobolka Shabeelaha hoose

Qarax Miino ayaa duhurnimadii manta ka dhacay Jiiro Gaaljecel oo u dhaxeysa Lambar 60 iyo Shalambood oo ka tirsan gobola Sh/hoose kaasoo lala eegtay...

(Sawirro) Laftagareen oo xariga ka jaray dib u dhis lagu sameeyey garoonka Ciyaaraha Dr....

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed Laftagareen ayaa Xariga ka jaray Garoonka Ciyaaraha Dr. Ayuub ee Magaalada Baydhabo oo dib u habeyn lagu...

Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashada Aqalka Sare ee maanta ka dhaceysa Baydhabo

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ka dhacdo Doorashada xubno katirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka...

Al Shabaab oo saakay weerar xoogan ku qaaday Saldhig ay leeyihiin Ciidanka Milatariga

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa saakay aroor hore weerar xoogan waxa ay ku qaadeen deegaanka Goof Gaduud oo kuyaala duleedka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs