Saturday, August 8, 2020

Ciidamo uu wato abbaanduullaha XDS oo howlgalo isbaaro qaad ah ka wada Sh/hoose

Ciidan uu horkacayo abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Jen Odowaa Yuusuf Raage ayaa howlgallo lagu qaadayay jidgooyooyin ka sameeyay degmada nawaaxiga Afgooye. Howlgalkan oo ay hor...

Ciidanka Danab oo sheegay iney laayeen dagaalyahano Shabaab ah oo qaraxyo diyaarinayay

Guutada 16aad ee ciidanka kumaandoska Somalia ee Danab ayaa hawgal balaaran oo ay ka sameysay degaanka Baloow Eylo ee gobolka Shabeellada Hoose waxay ku...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Laftagareen & danjire Ben Fender? (Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Maanta Magaalda Baydhabo ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben Fender oo...

Weerar qaraxyo ku bilowday oo saaka ka dhacay degaanka Goof-guduud

Xoogag taabacsan Al-shabaab ayaa saaka weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday degaanka Goof-guduud oo ku yaalla meel qiyaastii 30km u jirta Magaalada Baydhabo. Qaraxyada ka...

Madaxweyne Laftagareen oo lagu soo dhoweeyey degmada Diinsoor (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed(Laftagareen), iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay. Laftagareen iyo xubnaha kale ee...

C/casiis Laftagareen & wafdi uu horkacayo oo gaaray degmada Baraawe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Maanta gaaray Magaalada Baraawe oo ah  caasimadda rasmiga ah ee maamulkaasi. Waxaa safarka Madaxweynaha...

Al Shabaab oo fagaare ku toogatay Sadex ruux oo gacanta ugu jiray (Akhriso Magacyada)

Xarakada Al Shabaab ayaa shalay galab fagaare kuyaala deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay ku toogatay sadex ruux oo mid kamid ah...

Guddi baaraya Dhacdadii magaalada Baydhabo oo la magacaabay (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdulcasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa magacaabay guddi loo xil saaray in baaritaan ku sameeyeen dadkii shacabka ahaa ee 9kii Bishan...

Laftagareen oo xariga ka jaray Mashaariic laga hirgeliyey Magaalada Marko (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfurgalbeed Soomaaliya C/casiis Laftagareen  ayaa maanta gaaray magaalada Marko ee gobolka Sh/hoose, isagoo xariga ka jaray mashaariic hormarineed oo uu Maamulka...

Ciidamada AMISOM oo dil u geestay Lamaanayaal Soomaaliyeed (Akhriso Magacyada)

Warar lagu kalsoonyahay oo naga soo gaaray Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dad shacab ah oo aan waxba galabsan ay...

LAST WEEK NEWS

Massive blast in Beirut kills at least 10 people and injures...

A huge explosion near the centre of Beirut killed at least 10 people, injured hundreds and sent shockwaves across the Lebanese capital, shattering windows...