Friday, March 29, 2024

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn dhinaca cirka ah

Taliska Mareykanka qeybtiisa Africa ee loo soo gaabiyo AFRICOM ayaa war qoraal ah oo ay soo saareeen waxaa ay ku sheegeen in duqeyn ay...

Al Shabaab oo sheegtay in xalay dileen 15-askari oo katirsan ciidamada AMISOM

War kasoo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay in ay dileen ciidamo badan oo katirsan AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Uganda, kadib...

Shariif Xasan oo goordhaw Wariyaasha isugu yeeray iyo Warar kala duwan oo…

Madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa goordhaw looga yeeray Wariyaasha ka howlgala magaalada Baydhabo, waxaana la filayaa in Madaxweyne Shariif Xasan halkaasi kula hadlo...

Guddoomiye Mursal oo markii ugu horeysay ka hadlay kala dirista guddiga Maaliyada

Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa markii ugu horeysey ka hadley kala diristii guddiga maaliyada baarlamanka ee uu sameeyey gudoomiye ku xigeenkiisa...

Waa sidee caawa xaaladda Magaalada Baydhabo ? (Wararkii ugu dambeeyey)

Waxaa yara degan caawa xaalada magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ka dib markii ay hareeyeen rabshado maalintii sadexaad galay oo looga soo horjeeday xariga...

Amaanka Magaalada Baydhabo oo la xoojiyey & Wufuud sare oo maanta ku sii jeedda

Qaban-qaabo munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka socota magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay Amaanka Magaalada Baydhabo ayaa si weyn loo...

Golaha Wasiirada cusub ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la ansixiyay

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo ayaa la horgeeyay golaha Wasiirada maamulkaasi uu dhawaan soo magacaabay Madaxweyne...

Al Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig ay leeyihiin Milatariga Soomaaliya

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa xalay saqdii dhaxe weerar culus waxa ay ku qaadeen saldhig ciidanka Milatariga Soomaaliya ku leeyihiin...

RW Somalia oo Kumanaan dadweyne kula hadlay Garoonka K/Cagta Baydhabo (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo soo gaaray magaalada Beydhabo ee xarunta Kumeel gaarka ah dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed, ayaa...

Madaxweyne Laftagareen oo si kulul u weeraray siyaasiyiinta mucaaradsan DF (Sawirro)

Xuska sanadguuradii 1-aad ee kasoo wareegatay markii la doortay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay lagu qabtay...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs