Tuesday, August 9, 2022

Duqeyn Khasaaro Dhimasho sababtay oo ka dhacday Shabeelaha Hoose

Diyaarad dagaal oon la ogeyn halka laga leeyahay ayaa maanta Duqeyn khasaaro dhimasho sababtay waxa ay la beegsatay gaari marayay inta u dhaxaysa deegaannada Goobaalle...

Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay gobolka Shabeelaha hoose

Sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya degaanka Lambar 60 ee gobolka Sh/hoose qarax ayaa lala eegtay ciidamo ka tirsan militariga Soomaaliya oo marayay...

Shariif Xasan oo iska bedelay ilaaladiisa gaarka ah & sabab yaab leh oo ka...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa isbedel ku sameeyay saraakiisha iyo ciidanka ilaalada Madaxtooyada maamulkiisa ee magaalada Bayadhabo. Talaabadan ayaa ka dambeysay ka...

Xiliga la qabanayo Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

Waxaa dib u dhac ku yimid xiligii horey loo qorsheeyay in ay ku dhacdo doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kadib markii ay is...

Roobow & Musharaxiin kale oo sheegay inuusan sharci aheyn Sii-hayaha Madaxweynaha KG (Akhriso)

Qaar ka mid ah Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa soo saaray War-saxaafadeed, waxayna ka hor yimaadeen Sii hayaha Madaxweynaha KG C/qaadir Shariif Shiikhuna...

Maxay tahay sababta wakiilada beesha caalamku uga baaqdeen doorashadii K/Galbeed?

Doorashadii Madaxweynaha cusub ee maamulka koonfur galbeed ayaa sidey doontaba ha ku timaadee ugu dambeyn maanta ka dhacday magaalada Baydhabo taasoo uu ku guuleystay...

Xildhibaan kamid noqonaya Golaha Shacabka Soomaaliya oo goordhaw la doortay

Waxaa goordhaw magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya lagu doortay Xildhibaan buuxinaya kursi ka banaanaa golaha Shacabka Soomaaliya. Kursiga maanta lagu...

Dayuuradii ugu horeysay oo ka degtay garoonka cusub ee degmada Baraawe (Sawirro)

Garoonka Dayuuradaha cusub ee degmada Baraawe oo mudooyinkan dhisme uu ka socday ayaa waxaa maanta ku degtay Dayuuradii ugu horeysay oo nooceedu yahay Fokker. Garoonka...

Laftagareen oo kulan xasaasi ah la qaatay Saraakiil isugu jira Soomaali & Itoobiyaan (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka K/Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo booqashonku jooga magaalada Xudur ayaa gudoomiyey kulan ay isugu yimadeen saraakiisha laamaha amaanka gobolka Bakool. Waxaa shirkan looga...

Raisul Wasaare Khayre oo labo arrimood ku amaanay shacabka Koonfur Galbeed (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo ka qayb galay musaanabad sagootin ah oo wafdiga uu hoggaaminayo loogu sameeyay magaalada Baydhabo,...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir