Thursday, April 25, 2024

Al-Shabaab oo markii ugu horeysay ka hadashay musharaxnimada Mukhtaar Roobow

Xarakada Al-Shabaab ayaa markii ugu horeysay ka hadashay tallaabada uu afhayeenkoodii hore Mukhtaar Roobow isugu soo sharraxay xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed. Warbaahinta Rasmiga ah...

Niyad jab lasoo darsay Musharax Shariif Xasan iyo Sababta ka dambeysa (Warbixin)

Waxaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya 17-ka bishan ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed. Doorashada...

Qarax ka dhacay Magaalada Baydhabo iyo faahfaahino ka soo baxaya

Qarax ayaa la soo sheegayaa inuu saaka ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya. Wararka ayaa intaas ku...

(Akhriso) Guddiga doorashada Madaxweynaha K/Galbeed oo jadwal cusub shaaciyey

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Baydhabo ka soo saaray Jadawlka doorashada la filayo inay ka dhacdo Magaaladaas, iyadoo doorashada oo lagu waday...

Dowlada uu Hogaamiyo Farmaajo oo la sheegay in ay diiday in ay ku dhaqanto...

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya kana soo jeeda Koonfur Galbeed oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ayaa ku eedeeyay dowlada federaalka in masuul ka tahay...

Al Shabaab oo War kasoo saartay Weerar ay xalay kusoo qaadeen Ciidamo Mareykan ah

Al Shabaab ayaa ka hadashay weerar culus oo xalay ciidamada Kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa Mareykan ah oo garab siinayay kusoo qaadeen deegaanka Janaale ee...

Xubno katirsan Dagaalyahanada Al Shabaab oo Weerar qorsheesan lagu dilay

Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa war kasoo baxay lagu sheegay in duqeyn dhinaca cirka ah diyaaradahooda dagaalka la beegsadeen xubno katirsan kooxda Al...

Odayaal u hogaansamay amar dhowaan ka soo baxay Al-shabaab oo xabsi la dhigay

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay Odayaal ka mid ahaa ergadii soo xulatay Xildhibaanada baarlamanka Somalia oo u hogaansamay amar dhowaan ka soo...

Faahfaahin: Saraakiil ka tirsan Booliska France oo toorey lagu laayey (Sawirro)

Shan ka mid ah saraakiisha booliska Faransiiska ayaa maanta lagu dilay weerar mindi oo ka dhacay gudaha xarunta booliska magaalada Paris, sida uu sheegay...

Xulista Xildhibaanada cusub ee K/Galbeed oo bilaabaneysa & guddi la Magacaabay (Akhriso)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Somalia Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay guddiga farsamada ee soo xulista Xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee Maamulka Koonfur Galbeed...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs