Thursday, August 11, 2022

(Akhriso) K/Galbeed oo shaacisay doorashada 5 ka Mid ah kuraasta Golaha shacabka

Guddiga doorashooyinka Maamulka K/galbeed Somalia ayaa caawa shaaciyey doorashada shan ka mid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta caawa la shaaciyey ayaa beelaha iska leh waxay...

Ciidamada Gorgor oo gacanta ku dhigay rag la sheegay in ay katirsan yihiin Al...

Ciidamada milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa kumaandooska Gorgor ayaa gacanta ku dhigay saddex nin oo dhallinyaro ah oo ciidamada sheegeen in ay katirsan yihiin...

Madaxweyne Laftagareen oo Muqdisho soo gaaray iyo Xog ku aadan ujeedka Socdaalkiisa (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa Safar shaqo kuso gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Garoonka...

Sidee looga ciiday degaanada Al-Shabaab oo ay ku jirto degmada Ceelbuur? (Daawo Sawirro)

Degaanada ay gacanta ku heyso Kooxda Al-shabaab ee koonfurta iyo bartamaha Somalia ayaa maanta si weyn looga dabaaldegayaa munaasabada Maalinta koowaad ee Ciidul adxaa Magaalada...

Dhimashada qaraxyadii Baydhabo oo sii kordheysa & Mukhtaar Roobow oo.. (Daawo Sawirro)

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo waxaa sii kordheysa tirada dadka ku naf waayey qaraxyadii xalay maqribkii ka dhacay magaaladaas. Sida ay...

Madaxweyne Shariif Xasan oo xil ka qaadis sameeyay xili uu xaalku ku xun yahay...

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xilka ka qaaday mid kamid ah Golihiisa Wasiirada oo mucaaradad u...

Dil iyo qarax ka dhacay degmada Afgooye iyo faahfaahino ka soo baxaya

Kooxo hubeysan ayaa galabta nin shacab ah ku dilay gudaha degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmadaas. Asad Maxamed...

Beesha Caalamka oo War kasoo saartay Xiisada ka taagan magaalada Baydhabo .

Qoraal kasoo baxay Wakiilada Midowga Yurub, Qaramada Midoobay , AMISOM iyo wadamo kale oo daneeya arimaha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay aad uga...

C/casiis Laftagareen & wafdi uu horkacayo oo gaaray degmada Baraawe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Maanta gaaray Magaalada Baraawe oo ah  caasimadda rasmiga ah ee maamulkaasi. Waxaa safarka Madaxweynaha...

Kumaandooska Somalia iyo Kuwa Mareykan ah oo Weerar cir iyo dhul ah ku qaaday...

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo taageero ka helayay ciidamo Mareykan ah ayaa xalay weerar isugu jiray cir iyo dhul waxa ay ku qaadeen deegaanka Baladul...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir