Thursday, April 18, 2024

Netanyahu iyo Erdogan oo mar kale hawada isu mariyey hadalo aflagaado ah

Ra’iisul wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu ayaa maanta madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ugu yeeray “Kaligii taliye” iyo “qiyaali” ayada oo mar kale labada hoggaamiyo...

Dagaal goor dhow ka qarxay degmada Wanle-weyn ee gobolka Sh/hoose

Sida ay sheegayaan warar goor dhow na soo gaaray dagaal ayaa saaka qarxay degmada Wanle-weyn ee gobolka Sh/hoose kaasoo u dhexeeyo labo maleeshiyo beeleed. Dagaalka...

Daawo Sawirada : Ciidamo loo diyaariyay in Al Shabaab ka saaraan deegaano ay heestaan

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqasho ugu tegay ciidamada xoogga dalka ee qeybta ka qaatay xoreynta Xudur,...

Shir Baydhabo uga furmaya labo maamul goboleed iyo qodobada looga hadlayo

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa waxaa lagu wadaa inuu ka furmo maanta shir u dhaxeeya Madax ka socota Maamulada Koonfur Galbeed iyo...

Digniin laga bixiyey qorshe la isaga horkeenayo beelaha Hawiye & Digil iyo Mirifle

Hogaamiyaha xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur ayaa ka digay qorshe la isaga horkeenayo beelaha Hawiye iyo Digil Mirifle oo ay wadaan wasiiro iyo xildhibaano ka...

Ciidanka DF oo dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab, kuwo kalena nolol ku qabtay

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in howlgal balaaran oo ay ka fuliyeen degaanka Aw-diinle oo qiyaastii magaalada Baydhabo u jira 30km ay ku...

Madaxweyne Lafta Gareen oo lagu dhax canaantay xarunta Madaxtooyada Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya C/Casiis Lafta-gareen ayaa qorsheynaayay in uu deeganada maamulkiisa uu si deg deg ah uga qabto doorasho aan wadar...

Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay Mr. Atul Khare iyo wafdi uu horkacayo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayey Agaasimaha Taakulaynta Xafiiska Xoghayaha guud...

Laftagareen oo Saxiixay Qorshaha Horumarinta Koonfur Galbeed (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Qorshaha Hormarinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya 2021-2025 oo ay soo qaban...

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo xasaanada laga qaaday

Baarlamaanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada Baydhabo ayaa xasaanada waxa ay uga qaadeen sadex Xildhibaan oo katirsanaa baarlamaanka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs