Thursday, March 28, 2024

Khilaaf soo kala dhex galay Laftagareen & Ciidanka Itoobiya ee ku sugan Baydhabo

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay khilaaf meel adag maraya ayaa soo dhex galay ciidamada Itoobiya ee...

Ciidan uu watay Jen. Caanood lagu qarxiyey gobolka Shabeelaha hoose

Qarax Miino ayaa duhurnimadii manta ka dhacay Jiiro Gaaljecel oo u dhaxeysa Lambar 60 iyo Shalambood oo ka tirsan gobola Sh/hoose kaasoo lala eegtay...

Qarax goor dhow ka dhacay Magaalada Baydhabo iyo Wararkii ugu dambeeyey

Qarax ayaa goor dhow oo caawa fiidnimadii ah waxaa laga maqlay bartamaha magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo...

Wasiir katirsan Xukuumada Soomaaliya oo is casilay iyo sababta keentay

Wasiirka Tamarta iyo Biyaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa maanta ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii uu...

Shan kamid ah Musharaxiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo u tanaasulay Abuu Mansuur

Shan kamid ah Musharaxiinta Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo galabta kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo ayey ku shaaciyeen in ay isaga hareen doorashada...

Sii hayaha Madaxweynaha K/Galbeed oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay Baydhabo

Sii hayaha Madaxweynaha dowlad goboleedka K/Galbeed C/qaadir Shariif Sheekhunaa ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulkaas oo goor dhow warbaahinta kula hadlay Magaalada Baydhabo ayaa ku baaqay...

Xiliga la caleemo saarayo Madaxweynaha cusub ee K/Galbeed oo lagu dhawaaqay

Qoraal ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa waxaa lagu magacaabay Guddiga Qabanqabadda Xaflada Caleema-saarka Madaxweynaha maamulkaasi oo...

Mid kamid ah Wasiiradii uu Magacaabay Madaxweynaha K/Galbeed oo Caawa is casilay

Wareegto maanta kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa lagu dhameestiray Golaha Wasiirada uu yeelanayo Maamulka uu hogaamiyo. Xildhibaan Cabdisalaan...

Doorashada kuraas ka banaan Golaha shacabka oo ka socota Magaalada Baydhabo

Waxaa ka socota maanta magaalada Baydhabo doorashada labo kursi oo ka mid ah kuraas ka banaan Golaha Shacabka Soomaaliya, kuwaasoo laga soo doorto degaanada...

Saraakiil booqday degmada Aw-Dheegle oo dhowaan laga saaray Al-Shabaab (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo la kulmay maamulka degmada Awdheegle ee gobolkaasi ayaa kala hadlay la shaqeynta Ciidanka xoogga,ka dib markii safar xagga dhulka...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

(Daawo) Maxaad jeclaan laheyd in laguu qabto haddii ay kula soo...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs