Thursday, March 28, 2024

Kursi doorashadiisa horey u hakiyeen Guddiga Doorashada oo maanta la doortay (Sawirro)

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal (FEIT) ayaa qoraal ay 13-kii bishan soo saareen waxa ay ku wargaliyeen guddiga maamulka doorashada Koonfur Galbeed SEIT inay...

Musharaxiinta ku tartameysa kursi doorashadiisa ka dhaceyso Baydhabo oo la diiwaangeliyay (Sawirro)

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Koonfur Galbeed ayaa diiwaangeliyay labo musharax oo u tartameysa kursiga tirsigiisu yahay Hop154 oo horey guddiga doorashada heer federaal...

Golihii Deegaanka Degmada Bardaale oo lakala diray iyo Gole cusub oo la dhisayo

Wareegto kasoo baxday wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa lagu kala diray golaha deegaanka degmada Bardaale, oo horraantii sannadkan uu dhammaaday...

Xiisad ka taagan Magaalada Baydhabo iyo qalalaase cusub oo laga cabsi qabo

Xiisad u dhexeysa ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed iyo Ciidamo la magac baxay badbaadada Koonfur Galbeed ayaa ka taagan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay. Wararka...

Oday iyo wiil 12 jir ah oo la dilay iyo Al-Shabaab oo lagu eedeeyey

Koox hubeysan ayaa duhurnimadii maanta laba qof oo rayid ah ku dilay degaanka Maareeyaha oo ku yaalla inta u dhaxeysa degmooyinka Xudur iyo Ceelbarde...

Guddoomiyaha Sh/hoose oo dhaliilay booqashada Farmaajo ku tegay Magaalada Marko

Guddoomiyaha gobolka Sh/Hoose Maxamed Ibraahim Xasan ayaa dhaliilay booqashada Madaxweynaha Somalia uu tagay magaalada Marko, isagoo xusay inaan lagu soo wargelin. Wuxuu sheegay Maxamed Ibraahim...

Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed oo shaaciyay in Doorashada Madaxweynaha dib loo dhigay

Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta shir xasaasi ah ku yeeshay magaalada Baydhabo ayaa waxa ay ku shaaciyeen in fara galin xoogan dowlada...

Miinooyin lagu aasay degaano ka tirsan Sh/hoose oo la soo saaray (Daawo Sawirro)

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Howlgallo qorsheysan ka waday degaanno ka mid ah gobolka Shabeellada hoose ayaa ku guuleystay inay soo saaraan Miinooyin Al-shabaab...

Wararkii ugu dambeeyay xaalada magaalada Baydhabo ay ka socdeen rabshado

Wararka aan ka heleyno magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in saakay xaalada magaaladaasi ay tahay mid wax...

Warar kala duwan oo kasoo baxaya howlgal ciidamo Huwan ah ka fuliyeen deegaanka….

Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee loo yaqaan Danab iyo ciidamo Mareykan ah ayaa xalay saqdii dhaxe howlgal qorsheesan waxa ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs