Friday, April 19, 2024

Sargaal kasoo goostay Al Shabaab oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)

Sargaal la sheegay in uu kasoo goostay dagaalamayaasha Al Shabaab ayaa lagu soo bandhigay Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay , kadib markii uu isku...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo goordhaw si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada …

Waxaa goordhaw magaalada Xudur ee caasimada gobolka Bakool gaaray Ra'isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayay . Wafdiga Ra'isul Wasaaraha...

Taliyaha Xoogga dalka oo Baydhabo gaaray & Xog ku aadan ujeedka safarkiisa (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jen. Odowaa Yuusuf Raage iyo saraakiil kale ayaa maanta gaarey Magaaladda Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay. Waxaa Taliyaha Garoonka dayuuradaha...

Labo qarax oo caawa ka dhacay Guri uu degan yahay Sarkaal ka tirsan ciidanka...

Degmada Wanle-weyn ee gobolka Shabeellaha hoose wararka naga soo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in caawa halkaas ay ka dhaceen qaraxyo xoogan oo Khasaaro geystay. Ugu...

Doorashada Aqalka sare oo ka bilaabaneysa Baydhabo iyo Madaxweyne Lafta Gareen oo…

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen oo maalmo badan ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa goordhaw dib ugu laabtay magaalada Baydhabo...

Miltariga Soomaaliya oo howlgal ku dilay Dagaalyahano katirsan Al Shabaab (Sawirro)

Ciidanka Milatariga Soomaaliya ee ku sugan degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa dagaal adag la galay dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo weerar ku qaaday...

Gudiga Adeega Garsoorka Koonfur Galbeed oo maanta la dhaariyay (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeyb-galay Munaasabad lagu dhaarinayey Gudiga Adeega Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee dhowaan Madaxweynaha...

Madaxweyne Laftagareen oo kulamo ka wada Magaaladda Kismaayo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Magaalada Kismaanyo kulan kula qaatay Qeybaha kala duwan Bulshada Jubbaland ee ku nool...

Doorasho beri ka dhaceysa Baydhabo iyo 12 musharax oo isku taagay (Magacyada)

Guddiga doorashada Koonfur galbeed ayaa shaaciyey magacyada 12 musharax oo isku taagay doorashada 6 ka mid ah kuraasta golaha shacabka oo lagu qabanayo maalinta...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs