Saturday, April 20, 2024

Ciidanka Danab oo sheegay iney laayeen dagaalyahano Shabaab ah oo qaraxyo diyaarinayay

Guutada 16aad ee ciidanka kumaandoska Somalia ee Danab ayaa hawgal balaaran oo ay ka sameysay degaanka Baloow Eylo ee gobolka Shabeellada Hoose waxay ku...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo xariga ka jaray garoonka Dayuuradaha Baraawe (Sawirro)

Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo socdaal shaqo ku gaaray caasimadda dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa xarigga ka jaray garoonka diyaaradaha magaalada...

(Sawirro) Maxaa ka jira in Meydadka dad u dhintay COVID-19 lagu gubay Hargeysa?

Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland wararka naga soo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in halkaas lagu gubay Meydadka dad la sheegay iney u dhinteen...

Dagaal u dhaxeeyay Ciidamo ay kala wataan Gudoomiye iyo kuxigeenkiisa ka dhacay …

Wararka ka imaanaya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta halkaasi ka dhacay dagaalo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan masuuliyiin katirsan...

Ciidamo British ah oo tababar u xiray Saraakiil ka tirsan Milateriga Somalia (Sawirro)

Saraakiil gaaraya boqol oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Somalia ayaa maanta waxaa loo soo xirey tababar ay hoggaaminayaan ciidamo Ingiriis ah, kuwaasoo xarun...

Culimo ka Socotay dalka Turkiga oo kulan la qaatay Madaxweyne Laftagareen (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa kulan la qaatay Culimo ka socday Dalka Turkiya oo Maalmahan Magaalada Baydhabo ujoogay...

Madaxweyne Laftagareen oo si weyn loogu soo dhaweeyay Kismaayo (Sawirro)

Madaxweynaha  Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta garoonka diyaaradaha sayid Maxamed Cabdille Xasan ku qaabilay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Abdicasiis Xasan Maxamuud Lafta gareen,...

Madaxweyne Laftagareen oo arrimo muhiim ah kala hadlay Marwo Anita Kiki (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada ku-meel gaarka uah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ku...

Laftagareen oo ereyo kulul ku weeraray Raisul wasaare Rooble (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magaalada Baydhabo ka furay Shirka Wadatashiga  Arimaha Doorashooyinka. Waxaa shirkan si gaar ah loogu...

(Akhriso) Xildhibaano ka hor yimid amar ka soo baxay xeer ilaalinta K/Galbeed

Xildhibaano ka tirsan Koonfur Galbeed ayaa ka  jawaabay loogu yeeray oo ka soo baxday Xafiiska Xeer Ilaalinta maamulkaas ee magaalaa Baydhabo Xildhibaanadan oo maalmihii la...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs