Thursday, April 25, 2024

Gaadiid & hub ciidanka DF looga qabsaday Ceel-saliini oo la soo bandhigay (Sawirro)

Xarakada Al-Shabaab ayaa faafisay qeybta labaad ee sawirrada dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee dhowaan ka dhacay saldhigga ciidanka dowladda ee deegaanka Ceelsaliini ee duleedka...

Dayuurad xamuul ah oo ku dhacday garoonka Berdaale ka dib gantaal lala helay

Wararka ka imanaya magaalada Bardaale ee Gobolka Baay ayaa sheegaya inuu dayuurad yar oo kuwa xamuulka qaado ah lagu soo riday garoonka diyaaradaha ee...

Madaxweyne Laftagareen oo wareegto ku Magacaabay la taliye cusub (Akhriso)

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Mohamed Lafta-gareen ayaa magacaabay la taliyihiisa cusub ee Arrimaha horumarinta dhaqaalaha. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Laftagareen ayaa...

Lafta Gareen oo magacaabay Guddi baara dilal naxtin lahaa oo ka dhacay Baydhabo

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay Guddi baaris ku sameeya dhacdadii lagu dilay labo caruur ah uu dhalay...

Ciidamo Nabad Sugid ah oo weerar ku qaaday Guriga Hooyo dhashay Wasiir katirsan Xukuumada...

Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukuumada Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibrahim Xaabsade ayaa ku eedesay ciidamada Nabad Sugida Koonfur Galbeed in weerar ku qaadeen guriga...

Gudoomiye Maxamed Mursal oo mar kale loo doortay Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka federaalka ee waqtigiisu dhamaaday Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa mar kale loo doortay Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka. Doorasho ka dhacday goordhaw...

Weerar dhaliyay khasaaro dhimasho oo lagu qaaday Masjid kuyaala Afgooye

Kooxo hubeesan ayaa xalay xilli lagu guda jiray salaadii cishaha waxa ay weerar dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ku qaadeen gudaha masjid...

Mowliid Maxamed Sheekh oo isku soo dhiibay Ciidanka Milatariga Soomaaliya

Taliska qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed kusoo bandhigey nin sheegay in muddo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta Safarkii ugu horeeyay uga baxaya Muqdisho

Madaxweynaha cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safarkii ugu horeeyay uga baxaya magaalada Muqdisho tan iyo markii dib loo doortay...

Ciidanka DF oo soo bandhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay (Sawirro)

Ciidamada Xoogga dalka ayaa degmada Diinsoor ee Gobolka Bay ku soo bandhigay Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada Abshir Macalin Idiris oo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs