Thursday, April 25, 2024

Faahfaahin: Dagaal culus oo caawa ka dhacay duleedka Magaalada Jowhar

Dagaal culus ayaa caawa ka dhacay degaanka Fiidow ee ku yaalla meel qiyaastii 50-km Woqooyi kaga beegan magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe kaasoo dhexmaray...

Dil aad looga argagaxay oo ka dhacay duleedka magaalada Jowhar

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in deegaan kuyaala duleedka magaaladaasi uu ka dhacay dil si weyn dadka deegaanka...

Isku shaandheyn lagu sameeyey Golaha Wasiirada Hirshabelle (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isku shaandheyn ku sameeyey golihiisa wasiirada, iyadoo munaasabad arintaas ku saabsan ay ka socoto magaalada Jowhar oo...

Iska horimaad xooggan oo ka dhacay Magaalada Jowhar iyo khasaare ka dhashay

Iska horimaad  culus ayaa maanta duhurnimadii ka dhacay magaalada Jowhar kaasoo dhexmaray ciidamada Maamulka Hirshabelle iyo ciidamo ilaalo u ah guddoomiye ku-xigeenkii hore ee...

Qarax ka dhacay magaalada Baladweyne iyo Faah faahino kasoo baxaya

Wararka aan ka heleyno magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Duhurnimadii maanta qarax uu ka dhacay meel ku dhaw saldhiga booliiska...

Masuul katirsan Maamulka Hirshabelle iyo ilaalo la socotay oo Weerar lagu dilay

Wararka ka imaanaya magaalada Baladeyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya  in kooxo hubeesan weerar ku qaadeen gaadiid uu la socday Gudoomiye kuxigeenka degmada...

Qarax ka dhacay guri ay degan yihiin saraakiil & Masuuliyiin xilal ka soo qabtay...

Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya inuu Qarax Miino uu maanta ka dhacay Guriga uu Magaalada uu ka degan yahay taliye ku-xigeenkii hore...

Al Shabaab oo dagaal xoogan kula wareegtay Deegaanka Ceel Muluq

Wararka ka imaanaya Degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhaxe ayaa sheegaya in saakay deegaan kuyaala duleedka degmadaasi uu ka dhacay dagaal xoogan oo u...

Madaxweyne Waare oo dagaalka ka socda Duleedka Maxaas ku tilmaamay mid lagu taageerayo.

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa ku tilmaamay dagaal-beeleedyada ka soo cusboonaaday Deegaanno Hoos Yimaada Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan inay yihiin...

Al Shabaab oo sheegtay in saakay si dirqi ah uga bad baaday Yuusuf Dabageed

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar dhabo gal ah ku qaaday kolonyo gaadiid ah uu la socday gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs