Thursday, April 25, 2024

Cismaan Cali Maadey oo goor dhow lagu dilay Magaalada Belad-Weyne

Dabley hubeysan ayaa caawa ku dishay Magaalada Belad-weyne Masuul ka tirsanaa waaxda Maaliyada ee maamulka gobolka Hiiraan sida ay sheegayaan warar goor dhow na...

Ciidamada AMISOM oo dhawaan ka baxaya Degmooyin katirsan Hirshabelle iyo Walaac…

Ciidamada Nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Brundi ayaa la filayaa in ay isaga baxaan deegaano iyo...

Fashil heesta Maamulka Hirshabelle iyo cida Sababta u ah (Akhriso)

Inta badan waxaa joogto ah isku Shaandheenta Golaha Wasiirada, Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka, inkastoo aan weli la maqlin Mooshin laga...

Madaxweyne Waare oo Mar kale isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada (Akhriso)

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa markii labaad isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa Wasiirada isbuucyo gudahooda, waxa uuna xilka ka qaaday Wasiiro katirsanaa...

Xasan Sheekh oo saakay Hoygiisa ku booqday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif (Daawo Sawirada)

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafti uu hogaaminayay oo shalay gaaray magaalada Baladweyne ayaa saakay booqasho ku tagay guriga uu Baladwene...

Xasan Shiikh & Wafdi uu horkacayo oo lagu soo dhoweeyey Belad-Weyne (Daawo Sawirro)

Wafdi uu horkacayo Madaxweynihii hore ee Somalia Hassan Sheikh Mohamud ahna guddoomiyaha  Midowga Nabadda & Horumarka ayaa gaaray magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan Wafdigan ayaa...

Xildhibaanada Hirshabelle oo la yimid Qorshe ay ku heli karaan Mushaarkooda ka maqan!!

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa mudo bilooyin ah helin wax mushaar ah, waxaana Xildhibaanadan ku adkaatay nolol maalmeedka caadiga ah maadaama aysan heli lacagtii...

Duqeyn kale oo maalmo gudahood Al-Shabaab lagula beegsaday gobolka Hiiraan

Dayuurad aan duuliye laheyn oo la aaminsan yahay iney leeyihiin ciidamada Maraykanka ee jooga Somalia ayaa maalmo gudahood duqeyntii labaad Al-shabaab kula beegsatay gobolka...

Al-Shabaab oo caawa weerartay degmada Balcad & Wararkii ugu dambeeyey

Dagaal ayaa caawa ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe kaasoo dhexmaray ciidamada dowlada iyo Xoogag taabacsan Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in dagaalkan uu yimid...

Saldhig ay leeyihiin Xoogaga Al-Shabaab oo xalay cirka laga duqeeyey

Dayuurado dagaal ayaa xalay weeraray saldhig ay xoogaga Al-shabaab ku leeyihiin gobolka Hiiraan, iyadoo duqeyntaas ay warar kala duwan ka soo baxayaan. Duqeyntan ayaa lala...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs