Friday, April 19, 2024

Al Shabaab oo soo bandhigtay Sawirada weerar ay Hub badan ku qabsadeen (Daawo Sawirada)

Warbaahinta Al Shabaab ayaa soo bandhigtay sawirro laga soo qaaday weerar dagaalyahanadooda ku qaadeen saldhig ay ciidanka Milatariga Soomaaliya ku leeyihiin degmada Moqakori ee...

Cabduqaadir Arwaax oo Shaaciyay in uu iska casilay xilkii uu hayay kana hadlay Sababta

Gudoomiye kuxigeenkii Arimaha bulshada ee gobolka Hiiraan Cabduqaadir Maxamed Arwaax oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Baladeyne ayaa shaaca ka qaaday in uu iska casilay xilkii...

Askari dil naxdin leh ka geystay Magaalada Jowhar oo xabsiga la dhigay

Askari ka tirsan ciidamada dowlada ayaa magaalada Jowhar ku dilay maanta gabar 9 jir aheyd xili ay ka qeyb  qaadaneysay dabaaldega munaasabada Ciidul-fitriga. Dilka naxdinta...

Waare: “Cid kasta oo ku lug leh kala qeybinta Maamulka Galmudug waa iney joojisaa”

Madaxweynaha dowlad goboleedka  Hirshabelle Dr. Maxamed Cabdi Waare ayaa walaac ka muujiyay Xaaladda Murugsan ee ka taagan siyaasada Maamulka Galmudug. Waxaa uu sheegay in aan...

Haweeney Guddoomiye degmo ka soo noqotay Muqdisho oo loo Magacaabay duq Magaalo

Wareegto ka soo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose ee Maamulka Hir-Shabelle Maxamed Cali Caadle ayaa waxaa  xilkii looga qaaday Duqii degmada Baladweyne...

Wasiirada Amniga iyo Waxbarashada oo Jowhar gaaray iyo Warar kala duwan oo …

Wasiirka Amniga Xukuumada Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow iyo Wasiirka Waxbarashada Cabdulaahi Goodax Barre ay wehliyaan Xildhibaano ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Culus oo dhax maray Al Shabaab iyo Ciidanka Dowlada 

Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhaxe ayaa sheegaya in galabta deegaan kuyaala duleedka degmadaasi uu ka dhacay dagaal xoogan oo u...

Milatariga oo Howl-gal Waddo sifeyn ah ka fuliyay Waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar

War Saxaafadeed kasoo baxay Taliska ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidanka howlgalo wado sifeyn ah ka sameeyeen inta u dhaxeysa Wadooyinka magaalada...

Madaxweyne Waare Oo la Kulmay Safiiro Reer Galbeed ah (Daawo Sawirada)  

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirada Ingiriiska iyo Sweden Ee Soomaaliya, iyagoo ka wada hadlay arrimo...

Qarax khasaare geystay oo caawa ka dhacay deg. Balcad & Wararkii ugu dambeeyey

Qarax ayaa caawa ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha dhexe kaasoo geystay khasaare nafeed sida ay sheegayaan wararka degmadaas naga soo gaaraya. Qaraxan oo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs