Tuesday, April 16, 2024

Taliyihii Booliiska Gobolka Hiiraan oo lagu dilay dagaal dhax maray Ciidamo kala taabacsan…

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi maanta ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan...

Wararkii Ugu Dambeeyay Banaan bax ka socda magaalada Baladweyne

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya xaafado katirsan magaaladaasi ay ka socdaan banaan bax looga soo horjeedo Madaxweynaha maamulka...

Madaxweynaha Hirshabeelle iyo xigeenkiisa oo laga dalbaday in ay iscasilaan !!

Golaha Badbaadada Hirshabeelle  ayaa ku dalbaday Madaxweyne Waare iyo ku xigeenkiisa in ay iscasilaan ama  xilka qaadis lagu sameeyo,   Golaha ayaa walaac ka muujiyay...

Yuusuf Dabageed oo sheeko cusub keenay, kana hadlay sida uu xilka ku waayi karo

Gudoomiyaha xilka laga qaaday ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa go’aan cusub ka qaatay xil...

Maxaa ka jira ciidamada Jabuuti 13 askari looga dilay Weerar ka dhacay..?

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo duleedka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ku dhexmaray shalay gelinkii...

Ciidamo taabacsan Dabageed oo caawa la Wareegay kontrolo ku yaala Beled-weyne

Sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya magaalada Beled-weyne ciidamo taabacsan guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed ayaa caawa la wareegay...

Yuusuf Dabageed oo ka hor yimid Xil ka qaadistii lagu sameeyay iyo xiisad ka...

Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) ayaa si deg deg ah uga hor yimid xil ka qaadistii uu ku sameeyay Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed...

Madaxweyne Waare oo xilka ka qaaday Gudoomiyihii Hiiraan Mid cusubna Magacabay

Madaxweynaha maamulka  Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maamulka Gobolka Hiiraan Yuusuf axmed hagar (Yuusuf Dabageed) kadib khilaaf xoogan oo soo kala...

Dil Caawa ka dhacay magaalada Jowhar iyo Faah faahino kasoo baxaya

Kooxo hubeesan ayaa caawa xaafada Hanti wadaag ee magaalada Jowhar ku dilay sargaal la sheegay in uu katirsanaa waaxda canshuuraha ee maamulka Gobolka Shabeelaha...

Gudoomiye Yuusuf Dabageed oo weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Waare

Waxaa soo shaac baxay khilaaf xoogan oo u dhaxeeya Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed). Khilaafka u dhaxeeya...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs