Halkee Marayaa dedaalka lagu xalinayo Xiisadii ka taagneyd Magaalada Belad-weyne?
Dedaalo la doonayey in lagu xaliyo khilaafka ka taagan Magaalada Belad-weyne ayaa fashilmay kaasoo ay wadeen siyaasiyiin iyo Waxgarad kala duwan.
Fashilka dedaaladan ayaa yimid...
Mashaqada Magaalada B/weyne ka dhacday oo lagu eedeeyay Waare iyo Guudlaawe !!
Golaha Badbaadaa Hirshabeelle ayaa ku eedeeyay in masuuliyada siyaasadeed ee mashaqada B/weyne ay dusha u ridanayaan Madaxweynaha Hirshabelle iyo ku xigeenkiisa.
Golaha ayaa soo dhaweeyay...
Yuusuf Dabageed oo ku Digtay Madaxweyne Waare kana hadlay cida qaadeysa masuuliyada Dhibkii ka...
Gudoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa ka hadlay xiisada ka taagan magaalada Baladweyne iyo safarka uu magaaladaasi ku...
Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada Baladweyne iyo kulamo xasaasi ah oo socda
Xaalada magaalada Baladweyne ayaa saakay degan kadib banaan baxyo rabshado watay oo looga soo horjeeday Madaxweynaha maamulka Hirshabelle oo shalay galinkii dambe magaaladaasi ka...
Maxaa ka jira in Madaxweyne Waare laga hor joogsaday inuu galo Belad-weyne?
Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa dibad baxayaal careysan iyo ciidamo daacad u ah Yuusuf Dabageed waxay u diideen inuu gudaha u galo magaalada...
Madaxweyne Waare oo deg deg ugu laabtay Belad-Weyn & dibed-baxyo lagala hor yimid
Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugnaa maalmahan dalka Kenya ayaa safar deg deg ah ugu laabtay Magaalada Beled-weyne oo maalmahan ay...
Ciidamo la wareegay Xarunta maamulka Gobolka Hiiraan iyo Koontaroolka Kalabeyr
Ciidamada AMISOM ee ka socda dalalka Jabuuti iyo Itoobiya ayaa la wareegay xarunta maamulka Gobolka Hiiraan ee magaalada Baladweyne iyo Koontaroolka Kalabeyr ee kuyaala...
Madaxweyne Farmaajo oo Guddi baaritaan u magacaabay dagaalkii lagu dilay Taliye Macaw
Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddi baaris ku sameeya dagaal shalay ka dhacay deegaanka Kala beer ee kuyaala duleedka magaalada Baladweyne ee xarunta...
Wasiiro & Xildhibaano ka hadlay dagaaladii B/Weyne iyo Wararkii ugu dambeeyey
Iyadoo dagaalo u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Madaxweyne Waare iyo Ex-Gudoomiye Dabageed ay maanta ka dhaceen Magaalada B/weyne ayaa waxaa arintaas ka hadlay Wasiiro...
Amar deg deg ah oo lagu soo xirayo Yuusuf Dabageed oo lasoo saaray (Akhriso)
Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Hirshabelle Cabdulaahi Maxamuud Gacal ayaa soo saaray amar lagu soo xirayo Gudoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed...