Friday, April 19, 2024

Madaxweyne Waare oo xaalad adag ay ka soo wajahday Baarlamanka Hirshabelle

Sida ay sheegayaan Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka ayaa wada mooshin xil ka qaadis ah...

Ciidamada Xoogga dalka oo degaano cusub kala wareegay Al-Shabaab

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howl-gallo ka wada degaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe ayaa la wareegay Tuulada Geelgub oo qiyaastii 10-km u jirta...

Madaxweyne Waare oo digniin ka soo saaray doorashada Maamulka Galmudug

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa soo dhoweeyey dhismaha maamulka cusub Galmudug oo dowladda Soomaaliya ka wado Dhuusamareeb, isagoo dhinaca kale ka digey iney...

Dagaal saaka waaberigii ka dhacay degmada Balcad iyo faahfaahino ka soo baxaya

Dagaal ayaa saaka ka dhacay duleedka degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe kaasoo dhexmaray ciidamada xoogga dalka iyo dagaalyahano ka tirsan kooxda Al-shabaab. Wararka ayaa sheegaya...

Dayuurad ku burburtay duleedka degmada Buulo Burde & faahfaahino ka soo baxaya

Sida ay sheegayaan Wararka ka imaanaya Degaanka Biyo-neef oo hoostaga Degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiran, waxaa halkaasi galabta ku dhacday dayuurad nooca Drones-ka. Dayuurada ayaa...

Maamulka Hirshabelle Sidee u arkaa in muddo kordhin loo sameeyo Madaxda DF (Akhriso)

Dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa lagu faahfaahiyay mowqfika ku aadan doorashooyinka 2020. War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Hirshabeelle ayaa lagu sheegay inaan la aqbali karin muddo kororsi...

Waare oo tababar u furay Boolis ka tirsan Maamulka Hirshabelle (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta magaalada Jowhar tababar uga furay dufcadii saddexaad ee Ciidanka Booliiska Hirshabelle. Waxaa tababarkan ka faa’iidaysanaya in...

(Akhriso) Wasiiro Muhiim ah oo xilalka laga qaaday & kuwo cusub oo la magacaabay

Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa soo saaray wareegto xilalkii looga qaaday labo wasiir oo ka tirsanaa maamulkaas. Afhayeenka Hirshabeelle Daa'uud Xaaji Cirro...

Hay’adda Gift of the Givers oo 500 oo qoys kaalmo ugu qeybisay Belad-weyne (Sawirro)

Hay’adda Gift of the Givers oo ka mid ah heyadaha samafalka ee dalka ka howlgala ayaa kaalmo ballaaran gaarsiisay boqolaal qoys oo ka mid...

Madaxweyne Waare: “Waan la xisaabtameynaa dayuuradii maanta ku degtay B/Weyne”

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in lala xisbaatami doono Shirkadda leh dayuuraddii maanta ka degtay garoonka dayuuradaha Beledweyne oo uu...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs