Thursday, April 25, 2024

Al-Shabaab oo lagala Wareegay degaano in muddo ah gacantooda ku jiray

Kooxda Macawisley ayaa maanta Al-Shabaab kala wareegtay deegaanno dhowr ah oo ku yaalla bariga gobolka Hiiraan. Deegaanada Al-Shabaab lagala wareegay waxaa ka mid ah Hees...

Aabe wiilkiisa ku gowracay Magaalada Jowhar oo gacanta lagu soo dhigay (Sawirro)

Booliska Magaalada Jowhar ayaa gacanta ku soo dhigay Aabe Wiil uu dhalay xalay ku gowracay magaaladaas, ka dibna baxsaday. Taliyaha Ciidanka Booliska degmada Jowhar Max'ed...

Al-Shabaab oo saaka degaan Muhiim ah kala wareegay Ciidanka dowlada

Dagaalyahano ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa saaka la wareegay degaanka Farlibaax oo 45-km u jira Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan halkaasoo ay joogeen ciidamada...

Heyadaha samafalka ee ka howlgala Hirshabelle oo amar lagu soo rogay

Maamulka Hirshabeelle ayaa soo saaray amar cusub oo ku wajahan heyadaha samafalka ee ka howlgala degaanada hoos taga maamulkaas. Wasaaradda qorsheynta Maalgashiga ee Hirshabelle ayaa...

Taliska Xoogga dalka oo War ka soo saaray dagaalkii ka dhacay degaanka Xaaji Cali

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa war ka soo saaray dagaal xalay saqdii dhex ka dhacay degaanka Xaaji Cali ee gobolka Shabellada dhexe kaasoo...

Odoyaasha Buulo Burte oo Eedeymo culus u jeediyay Madaxweynaha Hirshabelle 

Odoyaasha Dhaqanka degmada Buulo Burte ee gobolka Hiiraan ayaa eedeyn kulul u jeediyay madaxweynaha Hirshabelle iyo wasiirka arrimaha gudaha ee Hirshabelle, iyaga oo ku...

(Sawirro) Maxay ku heshiiyeen madaxda Maamulada Hirshabelle & K/Galbeed?

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen iyo kan Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo maanta shir uga furmay magaalada Baydhabo ayaa kaga wad...

Shir Baydhabo uga furmaya labo maamul goboleed iyo qodobada looga hadlayo

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa waxaa lagu wadaa inuu ka furmo maanta shir u dhaxeeya Madax ka socota Maamulada Koonfur Galbeed iyo...

Waare oo gaaray Buulo Burde iyo Xog ku aadan ujeedka safarkiisa (Daawo Sawirro)

Madaxweyanaha dowla-goboleedka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta lagu soo dhaweyay Degmada Buulo Barde ee Gobolka Hiiraan. Socdaalka Madaxweyne Waare ayaa ujeedkiisu yahay inuu xaliyo...

Dilal aargoosi ah oo ka dhacay Jowhar iyo xaalada magaalada oo kacsan

Qof ayaa goor dhow lagu dilay magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe, iyadoo mid kalena halkaas lagu dhaawacay. Dilkan ayaa la sheegay iney salka ku hayo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs