Tuesday, April 23, 2024

Janaraal Odawaa oo shaaciyay tirada Dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo ay dileen

Ciidamada milatariga Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgalo qorsheesan ka fuliyay deegaano hoostaga magaalooyinka Jowhar iyo Raaga Ceelle ee gobolka Shabeelaha Dhaxe. Ciidamada milatariga ayaana...

Ciidamo uu Hogaaminayay Jen. Odawaa oo Al Shabaab kala wareegay Deegaano (Sawirro)

Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya uu hogaaminayay Taliyaha ciidanka Xooga dalka Jeneraaal Odawaa Yuusuf Raage ayaa Al Shabaab kala wareegay deegaano katirsan Degmada Raaga Ceelle...

Wabiga Shabelle oo ku fatahay magaalada Baladweyne iyo cabsi xoogan oo jirta

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in wabiga Shabelle xalay bilaabay in uu ku fataho xaafado katirsan magaaladaasi kadib...

Ciidamada Booliiska Haramcad oo gacanta kusoo dhigay nin weerar geestay

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in ciidamada booliiska Haramcad gacanta kusoo dhigeen nin weerar bambaano xalay la...

Guddoomiyaha Sh/dhexe oo faahfaahiyey Weeraradii saaka ka dhacay duleedka Jowhar

Maamulka gobolka Sh/dhexe ayaa ka hadlay dagaalo iyo qaraxyo maanta ka dhacay duleedyada magaalada Jowhar kuwaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac. Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Dhexe, Axmed...

Faahfaahin: Taliyihii Ilaalada Guddoomiyaha Sh/dhexe oo qarax lagu dilay

Kolonyo uu la socday Guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe Axmed Mayre Makaraan ayaa qarax lagu beegsaday duleedka bari ee magaalada Jowhar ee xaruunta gobolka Shabeellada Dhexe. Qaraxa...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Jowhar iyo Qaar kamid ah Ilaalada Cali Guudlaawe oo …

Waxaa saakay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada maamulka Hirshabelle iyo maleeshiyaad macawiisley ah uu ka qarxay magaalada Jowhar, waxaana dagaalka oo wali socda...

Ciidamo katirsan Haramcad oo Gadood sameeyay Wadooyin Muhiim ahna xirtay

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in ciidamo katirsan booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad in...

Caasimada Hirshabelle oo gashay Go’doon iyo Maamulka oo ka hadlay (Sawirro)

Magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle ayaa gashay go'doon ,kadib markii wadooyinka soo gala magaaladaasi ay gabi ahaan gooyeen biyaha fatahaada uu sameeyay wabiga...

(Akhriso) Hirshabelle oo eedeyn culus u jeedisay Wasiiro ka tirsan Xukuumada Somalia

Dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa ku eedeeyay Wasiirada Maaliyadda iyo Qorsheynta xukuumada Somalia inay caqabad ku noqdeen sii deynta lacago loogu tala galay wax ka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs