Thursday, March 28, 2024

Madaxweyne Guudlaawe oo hal arin darteed dib ugu dhigay Shaacinta Musharaxiinta Aqalka Sare

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa lagu waday saacadihii lasoo dhaafay in uu shaaciyo liiska Musharaxiinta u tartamaya sideeda kursi ee Hirshabelle...

Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe oo Baaq Nabadeed soo saaray

Madaxweynaha Dowlada Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanka kabxanlay ee waqooyiga Magaalada Beleddweyne. Madaxweynaha...

Yuusuf Dabageed & siyaasiyiin reer Hiiraan ah oo lagu soo dhoweeyey Jowhar (Sawirro)

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yusuf Axmed  Hagar iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Jowhar Caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Madaxweyne Ku...

Weerar lagu dhaawacay Xildhibaano oo caawa ka dhacay magaalada Jowhar

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in weerar bambaano caawa lagu qaaday guri ay degnaayeen xildhibaano katirsan Baarlamaanka...

Afduub salka ku haya dilkii Ikraan Tahliil oo bilowday iyo Digniino laga soo saaray

Waxaa maanta magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dhacay afduub loo geestay nin dhalinyaro ah oo la sheegay in uu ku heyb yahay...

(Sawirro) Cali Guudlaawe oo furay Kalfadhiga 2-aad ee Baarlamanka Hirshabelle

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Hussein ayaa maanta furay Kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Dowladda Hirshabelle. Munaasabada furitaanka Kalfadhiga 2aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle waxaa ka...

Amaanka Musharaxiinta tageysa Jowhar iyo Baladweyn oo laga shiray (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Kulankaan oo ay kasoo qeybgaleen Wasiirka Amniga Gudaha,...

Al Shabaab oo Goob Fagaare ah ku toogatay Anfac Xuseen Muxumed

Xarakada Al Shabaab ayaa fagaare kuyaala deegaanka Shaw oo katirsan gobolka Hiiraan waxa ay shalay galab ku toogteen haweeney ay ku eedeeyeen in ay...

Cali Guudlaawe oo soo saaraya Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare lana kulmay Guddi Doorasho (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa maanta kulan la qaatay Gudiga Baarlamaanka Hirshabeelle ee qaban qaabinaya Doorashada Aqalka Sare. Madaxweynaha ayaa Gudiga...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs