Friday, April 19, 2024

Lacag ku dhaw 1 Milyan Dollar oo ku baxday Doorashada kursigii uu ku guuleestay...

Waxaa xalay ka bilaabatay magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle doorashada Senatarada Aqalka Sare ku matalaya maamulkaasi, waxaana la filayaa in maanta sidoo kale...

Doorashada 3-Kursi oo mid kamid ah Xiiso leeyahay oo maanta ka dhaceysa Jowhar

Waxaa maanta magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabelle lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada Sadex kursi oo katirsan xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka...

Jowhar: Musharax tanaasulay & Labo msuaharax oo wareegii u dambeeyey u gudbay

Natiijada Wareega 1aad ee doorashada xubnaha aqalka sare ee Hirshabelle  ayaa lagu dhawaaqay goor dhow, iyadoo loo gudbay wareeg labaad Guddiga doorashada ayaa sheegay in...

Tirinta codadka Wareega 1aad ee doorashada Aqalka sare ee Hirshabelle oo dhamaatay

Waxaa goor dhow la soo gebagebeeyey codbixinta wareega 1aad ee doorashada xubnaha aqalka sare ee Hirshabelle, iyadoo ay socoto tirinta codadla Kursiga koowaad waxaa ku...

TOOS U DAAWO: Doorashada xubnaha aqalka sare ee Hirshabelle oo Jowhar ka socota

Doorashada xubnaha Aqalka Sare ku metelaya dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa goor dhow  ka bilaabatay Magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle. Doorashada oo lagu waday...

Ogow Tirada Lacagta kasoo xarootay Diiwaan gelinta Musharaxiinta Aqalka Sare ee Hirshabelle

Magaalada Jowhar waxaa lasoo gabo gabeeyay diiwaan gelinta Musharaxiinta u taagan doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee ku matali doona dowlad Goboleedka Hirshabelle Baarlamaanka Federaalka...

Musharaxiinta isku diiwaan geliyay Doorashada Aqalka Sare ee Hirshabelle oo la shaaciyay (Magacyada)

Waxaa soo idlaaday waqtigii loogu talagalay diiwaangelinta Murashixiinta Aqalka Sare ee dowlad goboleedka Hirshabelle oo sadexdii maalmood ee la soo dhaafay ka socotay Jowhar. Qoraal...

Niyad Jab lasoo darsay Musharaxiin ay Wadatay Villa Somalia oo ku sugan Jowhar

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in halkaasi si weyn looga dareemayo ololaha ay wadaan qaar kamid ah...

Diiwaangelinta Musharixiinta Aqalka sare ee Hirshabelle oo Jowhar ka socota (Sawirro)

Diiwaangelinta musharixiinta xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Maamulka Hirshabelle ayaa ka bilaabatay maanta magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabelle. Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Hirshabelle...

Jadwalka doorashada xubnaha Aqalka sare ee Hirshabelle oo la soo saaray (Akhriso)

Guddiga doorashada Baarlamanka dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa soo saaray caawa jadwalka doorashada xubnaha aqalka sare ku meteli doona maamulkaas afarta sano ee soo socota. Talaabadan...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs