Tuesday, April 16, 2024

Doorashada xubnaha ka dhiman Aqalka sare oo ka bilaabatay Magaalada Jowhar

Magaalada Jowhar waxaa ka bilaabatay galabta doorashada labada Kursi ee ka harsanaa 8-da kursi ee dowlad Goboleedka Hirshabelle ku metelaya aqalka sare. Doorashada Kursiga hore...

Dhalinyaro Funaanad ay xirteen darteed loogu xiray magaalada Jowhar

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in ciidamada amaanka magaaladaasi ku xireen dhalinyaro la sheegay in taageero u muujiyeen...

Diyaarado wada Ciidamo Kumaandoos ah oo ka degay Dhuusomareeb xili Ahlu Sunna hub …

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in maanta magaaladaasi gaareen diyaarado wada ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa...

Khilaaf soo kala dhax galay Cali Guudlaawe iyo Yuusuf Dabageed iyo Doorashadii oo joogsatay

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in khilaaf xoogan uu soo kala dhax galay Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe...

Ganacsade caan ah oo noqday senatorkii 6aad ee lagu doortay Magaalada Jowhar

Ganacsade Xassan Iidow Maxamed (Kobac) ayaa ku guuleystay Kursiga Senatarka 6aad ee Aqalka Sare ka soo galaya Hirshabelle ka db doorasho ka dhacday Magaalada...

Qaraxyo lagu bur buriyay dhismayaal kuyaala garoonka Diyaaradaha Buulo Burte (Sawirro)

Wararka ka imaanaya degmada Buulo Burte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qaraxyo miino lagu bur buriyay qeybo kamid ah dhismayaal cusub oo dhawaan...

Xildhibaanadii foodada ka abuuray Doorashadii Aqalka Sare ee Hirshabelle oo talaabo laga qaadayo

Waxaa xalay buuq iyo rabshado hareeyeen doorashada kuraasta mid kamid ah Aqalka sare oo xalay ka socotay magaalada Jowhar, waxaana buuqaasi uu sababay in...

Guddiga Doorashada Hirshabelle oo War kasoo saaray Cabasho ay soo gudbiyeen Musharaxiin

Qaar kamid Musharaxiinta u taagan kursi kamid ah kuraasta Aqalka sare  ee doorashadiisu ka dhaceyso magaalada Jowhar ayaa halkaasi isaga soo tagay iyaga oo...

Doorashadii maanta ka dhici laheyd Jowhar oo dib loo dhigay & Muran soo shaac...

Waxaa dib loo dhigay doorashada afar ka mid ah kuraasta xubnaha Aqalka Sare ee Hirshabelle oo maanta lagu waday iney ka dhacdo magaalada Jowhar. Dib...

Dr Dufle oo mar kale loo doortay Senator katirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya

Waxaa caawa magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle ka dhacday doorashada kursi katirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, waxaana kursigan ku tartamayay sadex...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs