Thursday, April 25, 2024

Al Shabaab oo dagaal xoogan kula wareegtay degmada Balcad iyo ciidanka dowlada oo…

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar culus ku qaaday degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal xoogan oo dhax...

Shir loo qabtay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha maamulka Hirshabelle (Sawirro)

Kulan xog wareysi ah iyo qaabki ay u wada shaqeyn lahaayeen agasimayaasha guud ee wasaaradaha Hirshabelle ayaa lagu qabtay Magalada Jowhar ee caasimadda Hirshabelle...

Muxuu Cali Guudlaawe ku soo arkay xarumaha Hirshabelle ee Jowhar? (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Maamulka Gobolka iyo Qaar ka mid ah xarumaha Wasaaradaha Dowladda Hirshabelle. Madaxweynaha...

Cali Guudlaawe oo ku laabtay Jowhar si weyna loogu soo dhaweeyay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein iyo masuuliyiin la socotay ayaa maanta dib ugu  laabtay Magaalada Jowhar ee Caasimada maamulka  Hirshabeelle.   Madaxweynaha oo...

Al Shabaab oo gubtay Saldhigii booliiska Matabaan kadibna isaga baxday Degmadaasi

Wararka ka imaanaya degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaalyahanada Al Shabaab ee saacado kahor la wareegay gacan ku heynta degmadaasi si...

Al Shabaab oo Dagaal la’aan kula wareegtay Degmada Matabaan

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa goordhaw la wareegay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ,kadib markii halkaasi isaga baxeen ciidamo katirsan booliiska iyo maleeshgiyaad hubeesan...

Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Xildhibaano Waxyeelo kasoo gaartay oo ka dhacay Jowhar

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in goordhaw maqaayad halkaasi kutaala uu ka dhacay qarax waxyeelo kasoo gaaray...

Al Shabaab oo Weerar Khasaaro Xanuun badan geestay ku qaaday magaalada Baladweyne

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar madaafiic loo adeegsaday iyo mid toos ah ku qaaday xaafado kuyaala galbeedka Magaalada Baladweyne gaar ahaan xaafada...

Cali Guudlaawe oo Arimo muhiim ah kala hadlay Wakiilo katirsan Beesha Caalamka (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Ku Xigeenka Ergayga Gaarka ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya...

Shir looga hadlayay isku dhaca Qabiilooyinka oo lagu qabtay Jowhar (Sawirro)

Shirkan oo wax ka badalid lagu sameynayay warbixin mar hore la sameyay oo ku saabsan isku dhacyada qabiilooyinka kunool deegaanada Hirshabelle, waxaana shirkan soo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs