Friday, April 19, 2024

Jeneraal Biixi oo lagu soo dhaweeyay magaalada Baladweyne (Daawo Sawirro)

Taliyaha Ciidanka dhulka ee milatariga Soomaaliyeed, General Maxamed Tahliil Biixi iyo wafdi Saraakiil ah oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Kursigii Sheekh Shariif la siiyay iyo kursi kale oo la isku heesto oo doorashadiisa...

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa xalay shaaciyay 11 kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka oo la filayo in dhawaan doorashadooda ka...

Cali Guudlaawe oo ku laabtay Jowhar si weyna loogu soo dhaweeyay (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Jowhar uu dib ugu...

Cali Guudlaawe iyo Guddoomiyaha Aqalka sare oo arimo muhiim ah kawada hadlay (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane...

Al Shabaab oo shaacisay in ay la wareegeen Deegaanka Qalimow ayna dileen askar

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday deegaanka Qalimow oo kuyaala inta u dhaxeysa degmooyinka Balcad ee Jowhar, waxaana deegaankaasi ka dhacay...

Janaraal Xuud oo sheegay in ciidankiisa heestaan Baladweyne Maamul cusubna dhisayaan

Waxaa shalay deegaanka Qoylad ee dhaca duleedka magaalada Baladweyne ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada maamulka Hirshabelle iyo ciidamo kale oo daacad...

Dagaal ka dhacay duleedka Baladweyne & dibadbax rabshado wata oo ka dhashay (Sawirro)

Dagaal u dhexeeya Ciidanka Maamulka Hirshabelle iyo Ciidamo uu wato Sarkaal lagu magacaabo Nuur Dheere ayaa ka dhacay barqadii maanta duleedka magaalada Beladweyne. Sida Wararku...

Waa sidee xaalada Magaalada Baladweyne ka dib dagaaadii xalay ka dhacay?

Faahfaahino ka soo baxaya Khasaaraha ka dhashay dagaal  xalay  ka dhacay Magaalada Beledweyne kaasoo u dhaxeeyay ciidamada Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo...

DEG DEG: Dagaal ka qarxay Beladweyne iyo faahfaahino ka soo baxaya

Dagaal ayaa Magaalada Baledweyne ka bilowday goor dhaw oo fiidnimadii ah iyadoo qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada laga maqlayo rasaasta hub noocyo kala...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalkii Balcad iyo Milatariga Soomaaliya oo guulo ka sheegtay

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay aroortii weerar xoogan ku qaaday degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal xoogan oo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs