Friday, April 19, 2024

Daawo Sawirada sida Quruxda badan ee Cali Guudlaawe loogu soo dhaweeyay Baladweyne

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo oo maanta gaaray Magaalada Beledweyne ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay...

Jeneraal Xuud oo ka hadlay Safarka Cali Guudlaawe ku tagayo Baladweyne Hanjabaadna diray

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa la filayaa in maanta gaaro magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaas oo marar badan ka dhaceen...

Madaxweynaha Hirshabelle oo saakay kusii jeeda Baladweyne iyo Xiisad halkaasi ka jirta

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirsahabelle iyo masuuliyiin kale oo katirsan dowlada federaalka saakay oo axad ah kusoo jeedaan magaalada...

Guddiga Doorashooyinka oo ka hadlay Doorashooyinkii layaabka lahaa ee ka dhacay Jowhar

Waxaa shalay magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle ka dhacday doorashada lix kursi oo kamid noqonaya Xildhibaanada gollaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee federaalka...

Doorasho Hadal heyn badan dhalisay oo maanta ka dhacday magaalada Jowhar

Waxaa maanta magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabelle si rasmi ah uga  bilaabatay doorashada xildhibaanada gollaha shacabka ee deegaan doorashadooda tahay Hirshabelle, waxaana...

Doorasho goordhaw ka dhacday Jowhar iyo Siyaasi Caan ah oo kusoo baxay

Waxaa maanta magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabelle ka bilaabatay doorashada xildhibaanada gollaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee federaalka Soomaaliya. Kursigii ugu horeeyay oo...

Ciidamada AMISOM oo baaray hoolka lagu qabanayo Doorashada ee Jowhar (Sawirro)

Guddiga Doorashooyinka heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa kormeer ku sameeeyay goobta loo asteeyay in ay ka dhacdo Doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka ee  lagu qabanayo...

Madaxweyne Guudlaawe oo la shaaciyay in Farmaajo ka dalbaday ciidankii Baladweyne la geeyay

Dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa ka hadashay ciidamo badan oo isugu jira booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad iyo kuwa milatariga ee Gorgor...

Ciidamada Danab oo gubay Guryo iyo gaari ay lahaayeen Al Shabaab (Sawirro)

Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa howlgal qorsheesan ay ka fuliyeen deegaano dhoor ah oo hoostaga degmada Balcad waxa ay ku dileen dagaalyahano  katirsan...

Yuusuf Dabageed oo si layaab leh uga hadlay Ciidankii la geeyay Baladweyn iyo Ujeedka...

Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Gobolkeedka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Baladweyne ayaa ka hadlay ciidamo dowlada Soomaaliya shalay diyaarado...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs