Friday, February 28, 2020

Madaxweyne Waare oo la heshiiyay Dowlada Federaalka Soomaaliya (Akhriso)

Madaxweynaha Maamul goboleedka Hirshabelle ayaa heshiis la gaaray dowlada Federaalka Soomaalia , waxaana wadahadal labada dhinac dhax maray lagu gaaray heshiis lagu xaliyay tabashooyinkii...

Sargaal katirsan Milatariga Somaliya oo la dilay iyo Al Shabaab oo sheegatay masuuliyada dilkaasi

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay xaafad katirsan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxa ay ku dileen sargaal katirsanaa ciidanka milatariga Soomaaliya . Sargaalka...

Gole siyaasadeed oo dhaliilay Xasan Shiikh Maxamuud iyo Mucaaradka ku kacsan Dowladda Soomaaliya!!

Golaha Badbaadada Hirshabeelle oo ah gole siyaasadeed ayaa shir ay yeesheen ku dhaliilay hogaamiyaasha mucaaradka, iyo madaxweynihii hore ee soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyagoo...

Xildhibaanada maamulka Hirshabelle oo ku dhegan Madaxweyne Waare

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ayaa u yeeray Madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare si ay waxyaabo badan uga weediiyaan dib u dhaca iyo fashilka ku...

Guddoomiye degmo oo ku gacan seyray xil ka qaadis lagu sameeyey & Xiisad ka...

Guddoomiyihii degmada Buulo burde ee gobalka Hiiraan Maxamed Axmed Rooble ayaa ka horyimid xil ka qaadis lagu sameeyey. Wareegto ka soo baxday dhowaan Wasaaradda Arimaha...

Qarax ka dhacay Magaalada Beladweyne & Wararkii ugu dambeeyey

Qarax xooggan ayaa ka dhacay Xaafadda Xaawo oo ka tirsan Magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan kaasoo lala beegsaday ciidamada Jabuuti lagula eegtay ee magaalada...

Madaxweyne Waare oo galabta ka dhawaajiyay hadalo aan horey looga baran !!

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare oo galabta magaalada Muqdisho kasoo dagay ayaa weerar culus oo dhinaca afka ah oon horey looga baran ku...

Golaha Badbaadada Hirshabelle oo ka ka hadlay War-murtiyeedkii ka soo baxay shirkii Kismaayo

  Golaha Badbaadada Hirshabeelle oo uu gudoomiye u yahay Siyaasiga caanka ah, C/qaadir Maxamed Cusmaan(Barnaamij), ayaa si aad ah uga soo horjeestay Warmurtiyeedkii ka soo...

Madaxweyne Waare oo soo saaray wareegto xilka looga qaaday taliyeyaal ciidan (Akhriso)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii Waxaa looga qaaday taliyihii ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka gobolka hiiraan ee Hirshabelle  Cabdi Maxamed...

Golaha Badbaadada Hirshabelle oo dhaliilay Hogaanka Hirshabelle (War-Saxaafadeed)

Shir ay isugu yimaadeen Golaha Badbaadada Hirshabeelle (GBH)  ayaa  si gaar ah looga hadlay xaaladda Siyaasadeed, Amni,  iyo horumar ee Hirshabeelle. Falanqeyn dheer kadib...

LAST WEEK NEWS