Thursday, March 28, 2024

Guddoomiyihii guddiga Doorashada Hirshabelle oo Eedeyn culus u jeediyay Cali Guudlaawe

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa saakay shaqada ka eryay guddoomiyihii guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed Hirshabelle, kaddib markii uu ku eedeeyay...

Khilaaf xooggan oo mar kale soo kala dhax galay Madaxweynaha Hirshabelle iyo kuxigeenkiisa

Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in mar kale khilaaf salka ku haya doorashada qaar kamid ah kuraasta taalla...

Guddiga Doorashada Hirshabelle oo Shaaciyay Jadwalka Doorashada afar kursi

Guddiga maamulka doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa shaaciyay jadwalka doorashada afar kursi oo kamid ah kuraasta lagu dooranayo magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka...

Guddiga Doorashada oo War cusub kasoo saaray Saddex kursi ay hakiyeen Doorashadooda

Guddiga doorashada heer federaal ayaa xalay qoraal ay soo saareen waxa ay ku hakiyeen doorashada saddex kursi oo kamid ah kuraasta gollaha shacabka ee...

Wararkii Ugu Dambeeyay kulamo xal loogu raadinayo Khilaafka Guudlaawe iyo Dabageed oo socda

Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka socda kulamo xal loogu raadinayo khilaaf dhinaca doorashada oo soo kala dhax galay Madaxweynaha Hirshabelle Cali...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Khasaaro geestay oo ka dhacay Baledweyne

Dagaal dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay afaafka hore ee Xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan ee magaalada Baledweyne, dagaalkan ayaana u...

Guddiga Doorashada Hirshabelle oo hakiyay Guddiga xulista ergada labo kursi oo horey loo shaaciyay

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ku hakiyeen guddiga xulista Ergooyinka dooranaya labada kursi ee tirsigoodu yahay...

Wararkii Ugu Dambeeyay Khilaafka soo kala dhax galay Cali Guudlaawe iyo Yuusuf Dabageed

Khilaaf xooggan oo salka ku haya hannaanka loo marayo doorashada kuraas kamid ah gollaha shacabka oo taalla magaalada Baledweyne ayaa soo kala dhax gashay...

Cali Guudlaawe oo balan-qaaaday inaan Musharax gaar ah loo xireyn kuraasta Baladweyne

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa kulan la qaatay musharaxiinta u taagan...

Sargaal Ciidan oo Caawa la dilay iyo Faah Faahino kasoo baxaya dilkiisa

Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in caawa halkaasi kooxo hubeesan ku dileen sargaal katirsanaa ciidanka booliiska maamulka Hirsahabelle. Sargaalka...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs