Thursday, March 28, 2024

Xilliga la qabanayo Doorashada kursi ay ku tartamaan Sanbaloolshe iyo xubno kale oo la...

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa caawa shaaciyay habraaca doorashada iyo odayaasha dhaqanka ee soo xuluaya ergada dooraneysa kursiga tirsigiisu yahay HOP058 oo...

Midowga Yurub oo war kasoo saaray Dilkii loo geestay Xildhibaan Aamina Maxamed

Midowga Yurub ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay magaalada Baledweyne, kaa oo lagu dilay Xildhibaanad Aamina Maxamed Cabdi...

Daawo Sawirro laga soo qaaday goobihii ay ka dhaceen qaraxyadii ka dhacay Baledweyne

Waxaa xalay magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ruxay qaraxyo xooggan oo dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxa ayna xalay magaalada gashay...

DEG DEG: Qarax weyn oo ka dhacay afaafka hore ee Madaxtooyada Beledweyne

Qarax xoogan ayaa ka dhacay goor dhow oo fiidnimadii ah afaafka hore ee Madaxtooyada Beledweyne oo ku taalla xerada Lama galaay, halkaasoo ay degan...

Doorashadii ugu cajiibsaneed oo ka socota Baledweyne iyo Wareeg saddexaad oo la aaday

Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka socotada doorasho xiiso iyo xamaasad badan oo loogu tartamayo kursiga tirsigiisu yahay HOP063 uu horey ugu...

Cabdullaahi Goodax oo ku haray wareegii koobaad ee doorashada iyo labo musharax oo …

Waxaa goordhaw soo gabagabooday wareegii koobaad ee doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP063 oo ay ku tartamayeen ilaa sagaal musharax, waxaana kursigan horey ugu fadhiyay...

Doorashada kursi ay ku tartamayaan Sagaal musharax oo ka bilaabatay Baledweyne

Waxaa goordhaw magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka bilaabatay doorashada labo kursi oo kamid ah kuraasta gollaha shacabka, waxaana kuraastan doorashadooda tahay mid...

Doorashada Kursi ay ku tartamayaan 9-Musharax oo maanta ka dhacaya Baledweyne

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dhacdo doorashada labo kursi oo kamid ah kuraasta gollaha shacabka , doorashada...

Odayaasha soo xulaya ergada dooraneysa labo kursi ay ku fadhiyaan Wasiiro hore oo la...

Guddiga maamulka doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa shaaciyay liiska Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya ergada dooraneysa kuraasta HOP#063 iyo HOP#011. Labadan...

Rooble oo Telfoon kula hadlay Cali Guudlaawe kana hadlay Xil ka qaadistii uu sameeyay

Ra'isul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay xil kaqaadistii lagu sameeyay guddoomiyihii giddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed Hirshabelle Axmed Xasan...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs