Friday, March 29, 2024

Isbadal ku yimid Biyaha Wabiga Shabelle ee mara Baladweyne iyo Sun looga shakiyay

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in isbadal ku yimid biyaha wabiga Shabelle ee dhax mara magaalada Baladweyne, waxaana...

Qarax aad u xoogan oo dhaliyay khasaaro oo goordhaw ka dhacay Hotel Kuyaalla Jowhar

Wararka aan ka heleyno magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in goordhaw qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari Dyna ah...

Wasiir Cabdikariim Cali Nuur oo is casilay kana hadlay Sababta is casilaadiisa (Akhriso)

Wasiirkii Wasaaradda Dib-u-Heshiisiinta dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Eng Cabdikariim Cali Nuur ayaa iska casilay xilkaasi, waxa uuna ku eedeeyay Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe in uu...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo gaaray magaaladii uu ku dhashay oo Go’doon ku jirta (Sawirro)

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo gurmadka abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta gaaray magaalada Buula-burte ee...

Dagaal Xoogan oo dhax maray ciidamada Dowladda iyo Al Shabaab & Odawaa oo ka...

Dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo garab ka helayay maleeshiyada macawiisley ah iyo dagaalyahanada Al Shabaab ayaa ka dhacay deegaanka...

Cali Guudlaawe oo dalka kusoo laabtay si weyna loogu soo dhaweeyay Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo xubno la socday ayaa maanta dib ugu soo laabatay dalka gara ahaan Muqdisho, kadib howlo...

Hay’adda HRW oo War cusub kasoo saartay Xasuuqii Gololey baaqna u dirtay Xasan Sheekh

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Right Watch ayaa warbixin dheer ay soo saartay uga hadashay xasuuq dad shacab ah loogu geestay deegaanka Gololey ee...

Nabadoon Cali Dheere oo Caawa la dilay iyo Faah Faahino kasoo baxaya dilkiisa

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa caawa fiidkii xaafada Xaawo Taako ee magaalada Baladweyne waxa ay ku dileen nabadoon Cali Maxamed Maxamuud (Cali Dheere) oo...

Buundada degmada Jalalaqsi oo bur burtay iyo saameyn ka dhalatay (Daawo Sawirada)

Buundo muhiim ah isku socodka gaadiidka ka shaqeeya gudaha degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa burburtay, waxaana bur burka buundadaan durba saameyn ku yeeshay...

Al Shabaab oo Weerar xeyladeesan ku dishay askar badan oo katirsan ciidanka Dowladda

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay maqribkii weerar xeeladeesan waxa ay ku qaadeen bar koontarool oo kuyaalla degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, halkaas...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs