Thursday, April 25, 2024

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo Indhihiisa kusoo arkay Dhibaato Al Shabaab geesteen (Sawirro)

Wasiirka Difaaca xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ay wehliyaan taliyaha ciidanka xoogga Soomaaliyeed Jeneraal Odawaa iyo masuuliyiin kale ayaa tagay deegaano dhawwaan Al Shabaab...

Ciidamada AMISOM oo saakay mid kamid ah gaadiidkooda ku dilay labo ruux oo shacab...

Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhaxe ayaa sheegaya in gaadiid ay wateen ciidamada AMISOM saakay jiireen gaari dameer ay la socdeen...

Cali C/qaadir Faarax oo kahor yimid xil ka qaadis maanta lagu sameeyay 

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar dabageed ayaa maanta shaqada ka joojiyey Duqii magaalada Baladweyne Cali C/qaadir Faarax (Sandheere) iyo masuuliyiin kale oo katirsan maamulka...

Doorashada Kursi loo xiray Musharax Madaxweyne oo Maanta dhaceysa (Sawirro)

Waxaa maanta oo axad ah lagu wadaa in magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle ka dhacdo doorashada kursiga tirsigiisu yahay Hop#140, doorashada kursigan ayaana...

Al-Shabaab oo labo nin ku toogatay fagaare ku yaalla gobolka Hiiraan

Maxkamad ay leedahay Al-shabaab ayaa xukuno dil ah ku fulisay labo qof nin lagu eedeeyay dembiyo kala duwan. Fagaare ku yaalla degmada Buq Aqable ee...

Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay Magaalada Jowhar

Qarax ayaa galabta xiligii qorax dhaca waxaa la soo sheegayaa inuu ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle. Wararka ayaa sheegaya in qaraxan uu...

Qarax Goordhaw lala eegtay xubno katirsan guddiga Doorashada Heer federaal

Waxaa goordhaw qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso lala eegtay xubno katirsan guddiga doorashada heer federaal, qaraxan ayaana ka dhacay inta u dhaxeysa magaalada...

Qarax ka dhacay guri ay degan yihiin saraakiil & Masuuliyiin xilal ka soo qabtay...

Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya inuu Qarax Miino uu maanta ka dhacay Guriga uu Magaalada uu ka degan yahay taliye ku-xigeenkii hore...

Tirinta codadka Wareega 1aad ee doorashada Aqalka sare ee Hirshabelle oo dhamaatay

Waxaa goor dhow la soo gebagebeeyey codbixinta wareega 1aad ee doorashada xubnaha aqalka sare ee Hirshabelle, iyadoo ay socoto tirinta codadla Kursiga koowaad waxaa ku...

Habraaca doorashada 11-kursi oo lagu dooranayo Beledweyne oo la shaaciyay

Guddiga Maamulka doorashada Hirshabelle SEIT ayaa goordhaw shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada 11 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada Beledweyne...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs