Thursday, April 18, 2024

Wararkii Ugu Dambeeyay Banaan bax ka socda magaalada Baladweyne

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya xaafado katirsan magaaladaasi ay ka socdaan banaan bax looga soo horjeedo Madaxweynaha maamulka...

Dil aad looga argagaxay oo ka dhacay duleedka magaalada Jowhar

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in deegaan kuyaala duleedka magaaladaasi uu ka dhacay dil si weyn dadka deegaanka...

Dilal aargoosi ah oo ka dhacay Jowhar iyo xaalada magaalada oo kacsan

Qof ayaa goor dhow lagu dilay magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe, iyadoo mid kalena halkaas lagu dhaawacay. Dilkan ayaa la sheegay iney salka ku hayo...

Al Shabaab oo Weerar Qaraxyo ku bilowday ku qaaday Deegaanka Xawaadley

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar culus oo ku bilowday qaraxyo ismiidaamin ah ku qaaday saldhig ciidanka milatariga Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Xawaadley...

Dagaal Xoogan oo dhax maray ciidamada Dowladda iyo Al Shabaab & Odawaa oo ka...

Dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo garab ka helayay maleeshiyada macawiisley ah iyo dagaalyahanada Al Shabaab ayaa ka dhacay deegaanka...

Al Shabaab oo dagaal xoogan kula wareegtay Deegaanka Ceel Muluq

Wararka ka imaanaya Degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhaxe ayaa sheegaya in saakay deegaan kuyaala duleedka degmadaasi uu ka dhacay dagaal xoogan oo u...

Madaxweyne xilka ka qaaday Agaasime Saacado kahor shaaciyay in uu is casilay

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday agaasimihii guud ee Wasaarada arrimaha gudaha Hirshabeellle Mudane Maxamed Xasan Kulmiye. Wareegtada uu...

Daawo Sawirada: Isbitaalka Baladweyne oo ku dhaw in uu xirmo kadib markii biyo badan...

Magalaada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa xiligan ka taagan xaalad adag oo dhinaca bini'aadanimada, waxaana magaalada inteeda badan ku fatahay biyaha wabiga Shabelle. Dadkii...

Xildhibaanada maamulka Hirshabelle oo ku dhegan Madaxweyne Waare

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ayaa u yeeray Madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare si ay waxyaabo badan uga weediiyaan dib u dhaca iyo fashilka ku...

Hirshabelle oo go’aan cusub ka qaadatay heyado shaqada laga joojiyey dhowaan

Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Hirshabeelle ayaa u fasaxday shaqooyinkooda Hay'adda hoos ku qoran oo buuxiyay shuruudihii ay ka rabtay Wasaarada Maaliyadda. heyaddahan ayaa ka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs