Wednesday, April 24, 2024

(Akhriso) Hirshabelle oo eedeyn culus u jeedisay Wasiiro ka tirsan Xukuumada Somalia

Dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa ku eedeeyay Wasiirada Maaliyadda iyo Qorsheynta xukuumada Somalia inay caqabad ku noqdeen sii deynta lacago loogu tala galay wax ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kusii jeeda Degmo katirsan Shabeelaha Dhaxe

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno la socda ayaa lagu wadaa in ay gaaraan degmada Cadalle ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, si uu madaxweynaha...

Milatariga Soomaaliya oo saakay howgal ka dhan ah Al Shabaab fuliyay (Sawirro)

Ciidanka milatariga Soomaaliya gaar ahaan qeybta 27-aad ayaa saakay howlgal qorsheesan oo ka dhan ahaa dagaalyahanada Al Shabaab ka fuliyay deegaano kuyaala duleedka degmada...

Maxaa ka soo baxay kulan dhexmaray Wasiirka Arrimaha Gudaha & Jen. Xuud?

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Genaral Mukhtaar Xuseen Afrax, Genaral Xuud iyo odayaal dhaqan ayaa shir ku yeeshay degaan u dhaw degaanka Ceel-gaal ee duleedka...

Mid kamid ah Nabaddoonadii Hoggaaminayay Dagaalka ka socda Hiiraan oo la dilay iyo Dagaal...

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda oo garab ka helaya ciidamada deegaanka iyo Al...

(Akhriso) Hirshabelle oo War ka soo saartay weerarkii ciidanka ATMIS ee Ceelbaraf

Dowlad goboleedka Hirshabeelle waxay cambaareynaysaa weerarkii Talaadadii Al shabaab ku qaadeen saldhiga Ciidamada ATMIS deegaanka Ceelbaraf ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Dowladda Hirshabeelle waxay xanuunka la...

(Sawirro) Guddi loo xilsaaray Baaritaanka dhacdadii Tuulada Gololey oo gaaray Balcad

Waxaa maanta shaqadooda si rasmi ah u bilaabay Gudiga xaqiiqo raadinta ee Madaxweynaha Hirshabeelle Mohammed Abdi Waare uu u xil saaray baarista cidii ka...

Tirinta codadka Wareega 1aad ee doorashada Aqalka sare ee Hirshabelle oo dhamaatay

Waxaa goor dhow la soo gebagebeeyey codbixinta wareega 1aad ee doorashada xubnaha aqalka sare ee Hirshabelle, iyadoo ay socoto tirinta codadla Kursiga koowaad waxaa ku...

DF oo shaacisay Khasaaraha ka dhashay Dagaalkii saakay ka dhacay deegaanka Yasooman

War saxaafadeed goordhaw kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan Yasooman iyo deegaano kale...

Madaxweyne Waare oo la kulmay Saraakiishii ciidan ee tagay Baladweyne

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Baladweyne xalay kula kulmay saraakiil katirsan ciidanka milatariga Soomaaliya gaar ahaan  Qeybta 21aad oo xalay gaaray...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs