Wednesday, April 24, 2024

Mooshinkii laga gudbiyay Madaxweyne Waare oo caawa laga laabtay iyo xog ku aadan lacagta...

Waxaa goordhaw Munaasabad lagu qabtay xarunta Madaxtooyada maamulka Hirshabelle ee magaalada Jowhar lagu shaaciyay in laga laabtay mooshinkii dhawaan Xildhibaanada Hirshabelle ka gudbiyeen Madaxweyne...

Dil aad looga argagaxay oo ka dhacay duleedka magaalada Jowhar

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in deegaan kuyaala duleedka magaaladaasi uu ka dhacay dil si weyn dadka deegaanka...

Madaxweyne Waare Oo la Kulmay Safiiro Reer Galbeed ah (Daawo Sawirada)  

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirada Ingiriiska iyo Sweden Ee Soomaaliya, iyagoo ka wada hadlay arrimo...

Khilaafkii ka taagnaa Maamulka G/Hiiraan oo ugu dambeyn la soo afjaray (Sawirro)

Khilaafkii ka taagnaa xilka qaadistii lagu sameeyey guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa ugu dambeyn la soo afjaray sida ay sheegayaan Wararka...

Meydadka shan ka mid ah dadkii doonidu kula rogmatay Belad-weyne oo la helay

Meydadka ugu yaraan 5 qof oo ka mid ah dadkii shalay lagu la’aa doonidii kula rogmatay xaafadda ay fatahaadu halakeysay ee magaalada Baledweyne ayaa...

Guddoomiyihii gobolka Hiiraan oo xilka laga qaaday & mid kale oo la magacaabay

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xafiiskiisa ka soo saaray wareegto xilka looga qaaday guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Maxamad Caraale. Isla wareegtadan ayaa lagu magacaabay...

Walaac xoogan oo laga muujiyay Hanaanka loo marayo maamul dhisida Hirshabelle

Xisbiga Wadajir uu hogaamiyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa walaac xoogan ka muujiyay hanaanka maamul dhisida Hirshabelle, xili uu khilaaf ka dhashay guddiga ka...

Caasimada Hirshabelle oo gashay Go’doon iyo Maamulka oo ka hadlay (Sawirro)

Magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle ayaa gashay go'doon ,kadib markii wadooyinka soo gala magaaladaasi ay gabi ahaan gooyeen biyaha fatahaada uu sameeyay wabiga...

Madaxdii hore ee dalka iyo Masuuliyiin kale oo waqti ku qaatay Xeebta Cadale (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweynayaashii hore ee Dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta socod ku lug ah ku maray...

TOOS U DAAWO: Doorashada xubnaha aqalka sare ee Hirshabelle oo Jowhar ka socota

Doorashada xubnaha Aqalka Sare ku metelaya dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa goor dhow  ka bilaabatay Magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle. Doorashada oo lagu waday...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs