Thursday, August 11, 2022

Xildhibaan cusub oo kusoo baxay kursigii ay ku fadgisay Xaaska Guddoomiye Mursal (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dhacday doorashada kursiga tirsigiisu ahaa #HOP59 oo horey ugu fadhisay Xaaska Guddoomiyaha Gollaha Shacabka Samiiro...

Dagaal Xoogan oo dhax maray ciidamada Dowladda iyo Al Shabaab & Odawaa oo ka...

Dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo garab ka helayay maleeshiyada macawiisley ah iyo dagaalyahanada Al Shabaab ayaa ka dhacay deegaanka...

Golaha Badbaadada Hirshabeelle oo dhaliil xoogan u soo jeediyay Hogaanka Hirshabeelle!! (Halkaan ka Aqriso...

  Shir ay isugu yimaadeen Golaha Badbaadada Hirshabeelle (GBH)  ayaa  si gaar ah looga hadlay xaaladda Siyaasadeed, Amni,  iyo horumar ee Hirshabeelle. Falanqeyn dheer kadib...

Taliye Indho Qarshe oo tagay Deegaan ay la wareegeen Ciidanka Milatariga (Daawo Sawirada)

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe) ay wehliyaan saraakiil ciidan ayaa kormeer ku tagay Deegaanka Geed Timir ee gobolka...

Isku shaandheyn lagu sameeyey Golaha Wasiirada Hirshabelle (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isku shaandheyn ku sameeyey golihiisa wasiirada, iyadoo munaasabad arintaas ku saabsan ay ka socoto magaalada Jowhar oo...

Qarax khasaare geystay oo caawa ka dhacay deg. Balcad & Wararkii ugu dambeeyey

Qarax ayaa caawa ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha dhexe kaasoo geystay khasaare nafeed sida ay sheegayaan wararka degmadaas naga soo gaaraya. Qaraxan oo...

Deegaano ka tirsan Sh/dhexe oo sanado ka dib ka baxay gacanta Al-shabaab

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgallo ka sameeyey degaano ka tirsan gobolka Sh/dhexe oo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab. Howlgalkan ayaa intiisa badan waxaa laga sameeyey...

Meydka qof kamid ah dadkii ku dhintay Mashaqadii Baladweyne oo saakay la helay

Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa saakay ka socda baadi goob loogu jiro in nolol iyo geeri lagu helo dadkii lagu waayay doonidii...

Madaxweyne Waare oo xilka ka qaaday 5 ka mid ah golaha wasiirada Hirshabelle (Akhriso)

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa soo saaray wareegto xilka looga qaadaY shan ka mid ah golihiisa wasiirada. Sidoo kale, wareegtada ayaa lagu magacaabay...

Madaxweyne Waare oo ka horjeestay go’aanka guddiga doorashada Hirshabelle

Madaxweynaha maamulka Hirshabele Maxamed Cabdi Waare ayaa ka soo horjeestay go'aanka gudiga soo xulida xubnaha baarlamanka iyo doorashada maamulka Hirshabele ay maanta kaga dhawaaqeen...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir