Friday, April 19, 2024

Heyadaha samafalka ee ka howlgala Hirshabelle oo amar lagu soo rogay

Maamulka Hirshabeelle ayaa soo saaray amar cusub oo ku wajahan heyadaha samafalka ee ka howlgala degaanada hoos taga maamulkaas. Wasaaradda qorsheynta Maalgashiga ee Hirshabelle ayaa...

Jowhar: Maxay ka wada hadleen Cali Guudlaawe & Wakiilka QM ee Somalia? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen  ayaa maanta Magaalada Jowhar kulan kula qaatay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobe Ambasador Jemes Swan qaar...

Maxamed Cabdi Suubiye (Toosow) oo howlgal qorsheysan lagu dilay

Ciidamo gaar ah oo ka tirsan Xoogga Dalka ayaa xalay degaanka Daaru-salaam oo hoos taga Degmada Aadan-yabaal ee  Gobolka Shabeellaha Dhexe ku dilay Maxamed...

(Sawirro) Cali Guudlaawe oo furay Kalfadhiga 2-aad ee Baarlamanka Hirshabelle

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Hussein ayaa maanta furay Kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Dowladda Hirshabelle. Munaasabada furitaanka Kalfadhiga 2aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle waxaa ka...

Dowlad goboleedkii u horeeyey oo qabanaya doorashada 3 ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka

Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa shaaciyey inuu magaalada Jowhar ku qabanayo doorashada Saddex ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka. Sida Wararka sheegayaan saddexda kursi ayaa ah...

Yuusuf Dabageed oo si layaab leh uga hadlay Ciidankii la geeyay Baladweyn iyo Ujeedka...

Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Gobolkeedka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Baladweyne ayaa ka hadlay ciidamo dowlada Soomaaliya shalay diyaarado...

Wararkii Ugu Dambeeyay Khilaafka soo kala dhax galay Cali Guudlaawe iyo Yuusuf Dabageed

Khilaaf xooggan oo salka ku haya hannaanka loo marayo doorashada kuraas kamid ah gollaha shacabka oo taalla magaalada Baledweyne ayaa soo kala dhax gashay...

Jadwalka iyo habraaca doorashada kursiga HOP039 oo la shaaciyay

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee HirShabeelle ayaa caawa soo saaray liiska odayaasha iyo bulshada rayidka ee soo xulaya Ergada dooraneysa kursiga HOP#039. Qoraalka kasoo...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo gaaray magaaladii uu ku dhashay oo Go’doon ku jirta (Sawirro)

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo gurmadka abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta gaaray magaalada Buula-burte ee...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs