Wednesday, April 24, 2024

Madaxweynaha Hirshabelle oo qaabilay Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Madaxtooyada Magaalada Beledweyne kula kulmay guddiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo federaalka.   Madaxweynaha waxaa...

Nabadoon Cali Dheere oo Caawa la dilay iyo Faah Faahino kasoo baxaya dilkiisa

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa caawa fiidkii xaafada Xaawo Taako ee magaalada Baladweyne waxa ay ku dileen nabadoon Cali Maxamed Maxamuud (Cali Dheere) oo...

Madaxweynaha Hirshabelle oo arrimo taagan kala hadlay Mohamed Al Hammadi (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay safiirka dalka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya danjire Mohamed Ahmed Othman...

Ciidamada DF iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay deegaano ku dhaw dhaw Aadan Yabaal

Ciidamada milatariga Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa deegaanka gobolka Hiiraan ayaa saacadihii lasoo dhaafay la wareegay deegaano ku dhaw dhaw degmada Aadan Yabaal...

Askari dil argagax leh maanta u geestay Wade Mooto Bajaaj oo la qabtay

Askari katirsanaa ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa saakay degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhaxe gaar ahaan goob ay taalay isbaaro ku dilay nin shacab ah...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Cadaadis caburin ah ku hayo Bulahada Magaalada Buulo-Burte

Waxaa soo badanayo Cabashooyinka Joogtada ah ee ka dhanka ah Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare,waxa uuna amar ku bixiyey in la xirxiro qaar ka...

Dowlada Federaalka oo faro galin ku heysa Mooshinka laga gudbiyay Madaxweyne Waare

Xildhibaano badan oo katirsan Baarlamaanka maamul goboleedka Hirshabelle ayaa xalay Gudoonka Baarlamaanka maamulkaasi waxa ay u gudbiyeen mooshin kalsoonida kala noqonayaan Madaxweyne Maxamed Cabdi...

Masuul katirsan Maamulka Hirshabelle iyo ilaalo la socotay oo Weerar lagu dilay

Wararka ka imaanaya magaalada Baladeyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya  in kooxo hubeesan weerar ku qaadeen gaadiid uu la socday Gudoomiye kuxigeenka degmada...

Ciidamo katirsan Milatariga oo Mushaar la’aan uga soo baxay Fariisimo hor leh

Waxaa wali taagan cabashada ka imaaneysa ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya ee kusugan gobolada Shabeelaha Dhaxe iyo Shabeelaha Hoose, kuwaa oo sheegay in mudo afar...

Halkee Marayaa dedaalka lagu xalinayo Xiisadii ka taagneyd Magaalada Belad-weyne?

Dedaalo la doonayey in lagu xaliyo khilaafka ka taagan Magaalada Belad-weyne ayaa fashilmay kaasoo ay wadeen siyaasiyiin iyo Waxgarad kala duwan. Fashilka dedaaladan ayaa yimid...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs