Tuesday, April 23, 2024

Diyaarado ciidamo badan sida oo saakay ka degan Baladweyne iyo cabsi laga qabo in...

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay afar diyaaradood oo magaalada Muqdisho ka qaaday ciidamo hubeesan ka degeen...

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowlada iyo Al Shabaab oo socda iyo Dowlada oo...

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada milatariga Soomaaliya iyo dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa ka socda deegaano katirsan gobolka Shabeelaha Dhaxe, waxaana dagaalkan ka...

Xildhibaano katirsan Hirshabelle oo lagu dhaawacay Jowhar iyo Al Shabaab oo ka hadashay

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle ayaa ku waramaya in xalay saqdii Dhaxe qarax miino lagu weeraray labo Xildhibaan oo katirsan...

Ciidamo hubeesan oo la wareegay xaafado katirsan Baladweyne iyo Xiisad ka jirta (Sawirro)

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee caasimadda maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in halkaasi saakay ka jirto xiisad ,kadib markii xaafado katirsan magaaladaasi la wareegeen...

Doorashada 11-kursi oo lagu dooranayo magaalada Baledweyn oo la shaaciyay

Guddiga Maamulka doorashada Hirshabeelle SEIT ayaa maanta shaaciyay 11 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ee taala Magaalada Beledweyne...

Wiil 14-sano jir ah oo Telfoon dartiis loogu dilay magaalada Jowhar

Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle waxaa xalay ka dhacay dil dad badan ka argagaxeen, kaddib markii askari katirsan ciidanka dowladda halkaasi ku dilay...

Buundada degmada Jalalaqsi oo bur burtay iyo saameyn ka dhalatay (Daawo Sawirada)

Buundo muhiim ah isku socodka gaadiidka ka shaqeeya gudaha degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa burburtay, waxaana bur burka buundadaan durba saameyn ku yeeshay...

Wararkii Ugu Dambeeyay qaraxyadii Baledweyne iyo Khasaaraha oo sii kordhay

Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay qaraxyo ismiidaamin ah oo lagu weeraray xerada Lamagalaay oo hadda xarun madaxtooyo u ah maamul...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhagax dhigay garoon diyaaradeed oo si casri ah loo dhisayo...

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha garoonka diyaaradaha ee...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs